{"id":16448,"date":"2013-07-18T01:23:11","date_gmt":"2013-07-17T22:23:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16448"},"modified":"2013-07-18T06:44:25","modified_gmt":"2013-07-18T03:44:25","slug":"16448","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/16448\/","title":{"rendered":"&#8220;Warsame Joodax&#8221; Xilligaan Kadib Uma Naxariisan Doono, Kooxaha Amni Darada Ka Wada Caasimada."},"content":{"rendered":"<p>Warsame Max&#8217;ed Xasan (Warsame Joodax) Gudoomiye Ku Xigeenka<br \/>\nMaamulka Gobolka Banaadir ee<br \/>\ndhinaca amniga ayaa wuxuu ka hadlay falalka amni xumo ee ku soo badanaaya Magaalada<br \/>\nMuqdisho Kaasoo Uu Ku Eedeyey Rag Qaswadayaal Ka Tirsan Shabaabka Siduu Yirri Mr.Joodax.<\/p>\n<p>Gudoomiye Ku Xigeenka ayaa<br \/>\nwuxuu cadeeyay inaan loo<br \/>\nbaahneyn in Dowladda oo qura<br \/>\nlagu haleeyo, wax ka qabashada<br \/>\nammaanka Magaalada Muqdisho,<br \/>\nwaayo buu yiri Dowladda oo<br \/>\nkaliya, ma suggi karto ammaanka<br \/>\nMagaalada Muqdisho Isagoona Xusay In dadweynaha reer<br \/>\nMuqdisho, uu ugu baaqay inay<br \/>\nDowladda kala shaqeeyaan<br \/>\nammaanka Magaalada Muqdisho,<br \/>\nhaddii aysan Dowladda kiligeed<br \/>\nsuggi karin.<\/p>\n<p>\u201cWar Shacaboow ammaanka<br \/>\nMagaalada Muqdisho nagala<br \/>\nshaqeeya Dowladda oo kaliya<br \/>\nwaxba kama qaban kartee Soo<br \/>\nsheega kuwa amni xumida ka<br \/>\nwada Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Warsame Maxamed<br \/>\nXasan Ayaa Al Shabaab waxa uu<br \/>\nku eedeeyay inay weli dhibaato U<br \/>\nmaleygayaan Ummada<br \/>\nSomaliyeed, halka Dowladda uu<br \/>\nku ammaanay mid naxariis<br \/>\nbadan, oo u diir naxda<br \/>\ndhalinyarada Shabaab, kolka<br \/>\ngacanta lagu soo dhigo wuxuuna Wacad Ku Maray In xilligaan<br \/>\nkadib aysan<br \/>\nwax naxariis ah Dowladda u gali<br \/>\ndoonin dhalinyarada ka barbar<br \/>\ndagaalamaaya Ururka Al-Shabaab, haddii ay iyagu<br \/>\nnoqdeen kuwo bilaa naxariis ah,<br \/>\nsida uu yiri.<br \/>\nFal kasta oo ka dhan ah amniga<br \/>\nMagaalada Muqdisho, ayaa<br \/>\nwaxaa aallaaba sheegta<br \/>\nMasuuliyiinta Ururka Al Shabaab,<br \/>\niyagoona ku goodiya inay sii<br \/>\nwadi doonaan, amni xumida ka<br \/>\ndhanka ah Caasimada Iyo Guud Ahaan Dalk Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warsame Max&#8217;ed Xasan (Warsame Joodax) Gudoomiye Ku Xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee dhinaca amniga ayaa wuxuu ka hadlay falalka amni xumo ee ku soo badanaaya Magaalada Muqdisho Kaasoo Uu Ku Eedeyey Rag Qaswadayaal Ka Tirsan Shabaabka Siduu Yirri Mr.Joodax. Gudoomiye Ku Xigeenka ayaa wuxuu cadeeyay inaan loo baahneyn in Dowladda oo qura lagu haleeyo, wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16448","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16448","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16448"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16448\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16465,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16448\/revisions\/16465"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16448"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16448"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16448"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}