{"id":16445,"date":"2013-07-18T00:58:34","date_gmt":"2013-07-17T21:58:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16445"},"modified":"2013-07-18T06:56:27","modified_gmt":"2013-07-18T03:56:27","slug":"16445","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/16445\/","title":{"rendered":"Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Yaaqshid Oo Maanta Lagu Dilay Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Kooxo Ku Hubeysan Biskoolado Ayaa Gabal Dhicii Maanta Gudaha Degmada Yaaqshid Waxa Ay Dil Ugu Geesteen Raxma Daahir Siyaad Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Yaaqshiid.<\/p>\n<p>Muxudiin Xasan Jurus Gudoomiyaha Degmada<br \/>\nYaaqshiid ee Maamulka Gobolka<br \/>\nBanaadir ayaa wuxuu uu xaqiijiyay dilka haweeneydaan wuxuuna sheegay inay dilka<br \/>\nhaweeneydaan geysteen ilaa<br \/>\nseddex nin oo ka tirsan Ururka Al<br \/>\nShabaab kuwaa oo<br \/>\nsida uu xaqiijiyay baxsaday dilka<br \/>\nkadib.<\/p>\n<p>Gudoomiye Muxudiin Xasan Jurus ayaa<br \/>\nwuxuu wax cad uu ku<br \/>\ntilmaamay in dilka Raxma Daahir,<br \/>\nay ka dambeysay Al Shabaab, oo<br \/>\nsida uu sheegay ka soo horjeeda<br \/>\nnabadda ka jirta Magaalada<br \/>\nMuqdisho Sidoo Kale wuxuu Xusay in Al Shabaab ay cadow<br \/>\nku tahay dhamaanba Ummada<br \/>\nSomaliyeed oo idil, isla-markaana<br \/>\nay geysaneyso dilalka abaabulan<br \/>\nee dalka ka dhacaaya.<\/p>\n<p>Muxudiin Jurus ayaa wuxuu Ku Nuux Nuuxsaday inay<br \/>\nku raad jooggaan raggii dilka<br \/>\nhaweeneydaan geystay, kuwaa<br \/>\noo sida uu sheegay ay gacanta<br \/>\nku soo dhigi doonaan,<br \/>\nCadaaladana ay horkeeni<br \/>\ndoonaan.<\/p>\n<p>Xarakada Al-shabaab Ayaa Wali Ka Soo Bixin Wax Hadal Ah Oo Ku Aadan Dilka  Marka laga soo taggo hadalka ka<br \/>\nsoo yeeray Gudoomiyaha<br \/>\nDegmada Yaaqshiid waxaana<br \/>\ncaawa jira hawlgalo ay Ciidamada Dowladdu ka wadaan<br \/>\nDegmada Yaaqshiid Ee Gobolkaani Banaadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxo Ku Hubeysan Biskoolado Ayaa Gabal Dhicii Maanta Gudaha Degmada Yaaqshid Waxa Ay Dil Ugu Geesteen Raxma Daahir Siyaad Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Yaaqshiid. Muxudiin Xasan Jurus Gudoomiyaha Degmada Yaaqshiid ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wuxuu uu xaqiijiyay dilka haweeneydaan wuxuuna sheegay inay dilka haweeneydaan geysteen ilaa seddex nin oo ka tirsan Ururka Al Shabaab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16445","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16445","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16445"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16445\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16467,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16445\/revisions\/16467"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16445"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16445"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16445"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}