{"id":16421,"date":"2013-07-16T23:14:00","date_gmt":"2013-07-16T20:14:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16421"},"modified":"2013-07-17T05:42:07","modified_gmt":"2013-07-17T02:42:07","slug":"wasaaradda-warfaafinta-oo-muddo-45-maalmood-u-qabatay-warbaahinta-dalka-inay-isku-soo-diiwaan-galiyaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/wasaaradda-warfaafinta-oo-muddo-45-maalmood-u-qabatay-warbaahinta-dalka-inay-isku-soo-diiwaan-galiyaan\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Warfaafinta oo muddo 45 maalmood u qabatay warbaahinta dalka inay isku soo diiwaan galiyaan."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka war faafinta dowladda Somalia  C\/laahi Ciilmooge ayaa maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho wuxuuna kaga hadlay arrimo badan.<br \/>\nWasiirka C\/laahi Ciilmooge ayaa warbaahinta gudaha Somalia ku amray in muddo 45 maalmood isku soo diiwaangaliyaan  warbaahinta dalka Somalia.<br \/>\n\u201cQeybaha warbaahinta ay ka kooban tahay waxaa ugu baaqeenaa inay muddo 45 maalmoood isku soo diiwaan galiyaan ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta C\/laahi Ciilmooge.<br \/>\nWasiirka ayaa markale ka hadlay xeerka saxaafadda isagoo sheegay inuu yahay mid ay u dhanyihiin dhamaan xuquuqda saxafiga iyo arrimaha kale ee la xiriira warbaahinta.<br \/>\nSi kastaba wasiirka warfaafinta ayaa dhawaanahan wuxuu waday xeer uu ku doonayo inuu ku afduubo warbaahinta soomaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka war faafinta dowladda Somalia C\/laahi Ciilmooge ayaa maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho wuxuuna kaga hadlay arrimo badan. Wasiirka C\/laahi Ciilmooge ayaa warbaahinta gudaha Somalia ku amray in muddo 45 maalmood isku soo diiwaangaliyaan warbaahinta dalka Somalia. \u201cQeybaha warbaahinta ay ka kooban tahay waxaa ugu baaqeenaa inay muddo 45 maalmoood isku soo diiwaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16421","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16421","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16421"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16421\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16442,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16421\/revisions\/16442"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16421"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16421"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16421"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}