{"id":16402,"date":"2013-07-15T21:40:53","date_gmt":"2013-07-15T18:40:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16402"},"modified":"2013-07-15T21:40:53","modified_gmt":"2013-07-15T18:40:53","slug":"ciidamada-ethiopia-oo-isaga-baxay-baydhabo-iyo-amisom-oo-la-wareegay-amaanka-goobaha-ay-baneeyen-ciidankaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/ciidamada-ethiopia-oo-isaga-baxay-baydhabo-iyo-amisom-oo-la-wareegay-amaanka-goobaha-ay-baneeyen-ciidankaas\/","title":{"rendered":"Ciidamada Ethiopia oo isaga Baxay Baydhabo iyo Amisom oo la wareegay amaanka goobaha ay baneeyen ciidankaas."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo  ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Ethiopia ee ku sugnaa magalaadaas ay isaga baxeen halkaas.<br \/>\nCiidamada Ethiopia ayaa u ruqaansaday deegaano ka tirsan gobolada Bay,bakool ilaa Gedo iyadoo haatan ay ku sugan yihiin Ethiopian-ka degmada Bardaale ee gobolka Bay.<br \/>\nWarku wuxuu intaas ku daraya in ciidamadan ay doonayaan inay kala wareegaan deegano kale oo ka tirsan gobolada Bay,Bakool iyo Gedo oo ay ku sugan yihiin AL Shabab.<br \/>\nGoobaha ay Baneeyeen ciidamada Etoobiyaanka ayaa waxaa la wareegay ciidanka midowga Afrika ee Amisom.<br \/>\nSi kastaba lama oga halka sida rasmiga ay u saldhigan doonaan ciidamada Etoobiyaanka ee ka ruqaansaday Baydhabo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Ethiopia ee ku sugnaa magalaadaas ay isaga baxeen halkaas. Ciidamada Ethiopia ayaa u ruqaansaday deegaano ka tirsan gobolada Bay,bakool ilaa Gedo iyadoo haatan ay ku sugan yihiin Ethiopian-ka degmada Bardaale ee gobolka Bay. Warku wuxuu intaas ku daraya in ciidamadan ay doonayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16402","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16402","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16402"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16402\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16402"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16402"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16402"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}