{"id":16390,"date":"2013-07-15T00:54:35","date_gmt":"2013-07-14T21:54:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16390"},"modified":"2013-07-15T01:32:57","modified_gmt":"2013-07-14T22:32:57","slug":"qmidoobay-oo-ciidamada-kenya-ku-eedeysay-iney-ku-lug-leeyihiin-dhuxul-dhoofin-ka-socota-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/qmidoobay-oo-ciidamada-kenya-ku-eedeysay-iney-ku-lug-leeyihiin-dhuxul-dhoofin-ka-socota-kismaayo\/","title":{"rendered":"Q\/Midoobay oo ciidamada Kenya ku eedeysay iney ku lug leeyihiin dhuxul dhoofin ka socota Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>Guddi Qaramada Midoobay ka tirsan ayaa ciidamada Kenya ku eedeeyey inay ku lug leeyihiin dhoofinta dhuxusha ee magaalada Kismaayo ayna arintaas gacan ku siiyaan maamulka Axmed Madoobe ee halkaas ka arrimiya.<br \/>\nWakaalada wararka ee Reuters ayaa daabacday warbixin cusub ee ay qoreen guddi ka tirsan QM oo sheegeysa in ciidamada Kenya oo qayb ka ah hawlgalka AMISOM ee Midowga Afrika uu ka wado gudaha Soomaaliya ay masuul ka yihiin fududaynta dhoofinta dhuxusha ee dekadda magaalada Kismaayo ka socota.<br \/>\nWarbixintan cusub ee ku saabsan doofinta dhuxusha ayaa laga cabsi qabaa inay Kenya u keento culeys diblamaasiyadeed maadaama Golaha ammaanka ay soo saareen sanadkii hore go&#8217;aan lagu mamnuucayo dhoofinta dhuxusha magaalada Kismaayo.<br \/>\nGolaha amaanka ayaa talaabadaas qaatay ka dib markii la cadeeyey in dhoofinta dhuxusha ay tahay halka ugu badan ee Al-shabaab uu ka soo gaalo dhaqaalaha ay kula dagaalamaan ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM.<br \/>\nEedeyntan QM ee ku wajahan ciidamada Kenya ayaa ku soo aadeysa xili dhowaan dowlada Somalia ay isla ciidamada Kenya ku eedeysay iney ka qeyb qaateen dagaalo ka dhacay magaalada Kismaayo ayna la safteen dhinac ka mid ah dhinacyadii dagaalamay, xaafado ka tirsan magaaladaasna ku garaaceen madaafiic shacab badan ay ku le\u2019deen.<br \/>\nKenya ayaa labada eedeeymoodna si is daba joog ah u beenisay, waxayna sheegeen in ciidankooda ka tirsan AMISOM ee jooga magaalada Kismaayo jooga aysan dagaal ka qeyb galin dhuxul dhoofina ku shaqo laheyn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddi Qaramada Midoobay ka tirsan ayaa ciidamada Kenya ku eedeeyey inay ku lug leeyihiin dhoofinta dhuxusha ee magaalada Kismaayo ayna arintaas gacan ku siiyaan maamulka Axmed Madoobe ee halkaas ka arrimiya. Wakaalada wararka ee Reuters ayaa daabacday warbixin cusub ee ay qoreen guddi ka tirsan QM oo sheegeysa in ciidamada Kenya oo qayb ka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16390","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16390","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16390"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16390\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16392,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16390\/revisions\/16392"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16390"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16390"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16390"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}