{"id":16385,"date":"2013-07-15T00:48:51","date_gmt":"2013-07-14T21:48:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16385"},"modified":"2013-07-15T03:29:33","modified_gmt":"2013-07-15T00:29:33","slug":"wasiir-dowlaha-madaxtooyada-faarax-sh-cqaadir-oo-ethiopia-kula-hishiiyay-in-axmed-madoobe-muddo-hal-sanno-la-siiyo-jubbaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/wasiir-dowlaha-madaxtooyada-faarax-sh-cqaadir-oo-ethiopia-kula-hishiiyay-in-axmed-madoobe-muddo-hal-sanno-la-siiyo-jubbaland\/","title":{"rendered":"Wasiir Dowlaha Madaxtooyada Faarax Sh.C\/qaadir oo Ethiopia kula hishiiyay in Axmed Madoobe  muddo hal sanno la Siiyo Jubbaland."},"content":{"rendered":"<p>Sida ay sheegayan wararka laga helayo magaalada Adis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia ayaa sheegaya in Wasiir dowlaha Madaxtooyada Faarax Sheekh C\/qaadir uu hishiis kula galay dowladda Ethiopia in hogaamiyaha Jabhadda Raas kambooni Axmed Madoobe loo daayo maamulka Jubbaland muddo hal sanno.<br \/>\nFaarax Sheekh C\/Qaadir oo saaxib dhow ay yihiin Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka dhaadhicinaya Madaxweynaha Somalia arrintaas uu hishiiska kula soo galay dowladda Ethiopia.<br \/>\nHishiiskaan ay dowladda Ethiopia la gashay Faarax Sheekh C\/qaadir wasiir Dowlaha madaxtooyada ayaa waxaa goob joog ka ahaa Axmed Madoobe iyo ninka ay isku jufada yihiin ee Cabdi Maxamed Cumar oo ka Taliya Dowlad deegaanka Somalida Ethiopia.<br \/>\nDowladda Somalia ayaa si weyn ugu soo horjeeday maamulka gacan ku rimiska oo dowladaha Kenya iyo Ethiopa gadaal ka wadaan oo uu madaxta ka yahay Axmed Madoobe oo ahaa guddoomiye ku xigeenkii  Ururka Argagixisada AL Shabab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida ay sheegayan wararka laga helayo magaalada Adis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia ayaa sheegaya in Wasiir dowlaha Madaxtooyada Faarax Sheekh C\/qaadir uu hishiis kula galay dowladda Ethiopia in hogaamiyaha Jabhadda Raas kambooni Axmed Madoobe loo daayo maamulka Jubbaland muddo hal sanno. Faarax Sheekh C\/Qaadir oo saaxib dhow ay yihiin Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16385","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16385","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16385"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16385\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16394,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16385\/revisions\/16394"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16385"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16385"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16385"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}