{"id":16363,"date":"2013-07-18T00:25:27","date_gmt":"2013-07-17T21:25:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16363"},"modified":"2013-07-18T07:01:19","modified_gmt":"2013-07-18T04:01:19","slug":"16363","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/16363\/","title":{"rendered":"&#8220;Ra&#8217;iisul Wazaare Saacid&#8221; Shirka Brussless Waxaan Hordhigi Doonaa Baahida Umada Somaaliyeed Iyo Sida Ay U Kala Daranyihiin."},"content":{"rendered":"<p>C\/Faarax (Saacid) Ra&#8217;iisal Wasaaraha Xukuumadda<br \/>\nFederaaliga ah ee Soomaaliya<br \/>\nayaa maanta la kulmay<br \/>\nuna hambalyeeyay guddi<br \/>\nhawleedka qorshaha<br \/>\nHiigsashada Cusub Isagoona Yirri Sidan.<\/p>\n<p>&#8220;Mudane Saacid &#8221; Duruufta maanta dalka ka jirta<br \/>\nwaa mid loo baahan yahay in<br \/>\nwax badan laga badalo, horumar<br \/>\nweyna laga sameeyo; qorshan<br \/>\nhiisashada cusubna muhiimad<br \/>\ngooni ah buu u leeyahay<br \/>\nhorumarka aan doonayno Isagoona Ra&#8217;iisul Wazaaraha si weyn ugu<br \/>\nmahadceliyay guddiga hawsha<br \/>\nwaday. <\/p>\n<p>&#8220;Hambalyo ayaan idin<br \/>\nleeyahay, waana idin garab<br \/>\ntaaganahay<br \/>\nRa&#8217;iisal Wasaaraha ayaa sheegay<br \/>\nin dawladdu leedahay qorshe<br \/>\ndib-u dhis iyo horumarineed oo<br \/>\nay doonayso inay dalka ka<br \/>\nhirgali Waxaana uu dhanka<br \/>\nkale cadeeyay in dawladdu shirka<br \/>\nBrussels hordhigi doonto<br \/>\nbaahida dalka iyo siday u kala<br \/>\nmudan tahay.<\/p>\n<p>&#8220;Waa muhiim inaan baahideena<br \/>\niyo siday u kala mudan tahay u<br \/>\nsheegno bulshada caalamka iyo<br \/>\nsaaxiibadeena doonaya inay dib-<br \/>\nu dhiska dalka naga caawiyaan.<\/p>\n<p>Waxaana uu sheegay inay laga<br \/>\nmaarmaan tahay in il-gaar ah<br \/>\nlagu fiiriyo baahiyaha kala<br \/>\nduwan ee deegaanada dalka oo<br \/>\ndhan. <\/p>\n<p>Kulanka Ra&#8217;iisal Wasaaruhu la<br \/>\nyeeshay guddiga<br \/>\nhawlwadeenada qorshaha Hiigsiga<br \/>\nCusub ama New Dealka ayaa<br \/>\nyimid kadib markii shalay uu si<br \/>\nrasmi ah magaalada Muqdisho<br \/>\nuga furmay kulankii wada<br \/>\ntashiga qiimaynta nugaylka iyo<br \/>\nbaahida Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>C\/Faarax (Saacid) Ra&#8217;iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaaliga ah ee Soomaaliya ayaa maanta la kulmay una hambalyeeyay guddi hawleedka qorshaha Hiigsashada Cusub Isagoona Yirri Sidan. &#8220;Mudane Saacid &#8221; Duruufta maanta dalka ka jirta waa mid loo baahan yahay in wax badan laga badalo, horumar weyna laga sameeyo; qorshan hiisashada cusubna muhiimad gooni ah buu u leeyahay horumarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16363","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16363","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16363"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16363\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16469,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16363\/revisions\/16469"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16363"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16363"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16363"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}