{"id":1629,"date":"2011-06-27T18:38:51","date_gmt":"2011-06-27T18:38:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1629"},"modified":"2011-06-28T18:26:38","modified_gmt":"2011-06-28T18:26:38","slug":"shiikh-muqtaar-roobow-cali-abuu-mansuur-iyo-shikh-cali-maxuud-raage-shiikh-cali-dheere-oo-si-wada-jir-ah-ugu-qeyb-galay-doorasho-loosoo-gabagabeyey-duqoyda-dhaqanka-walaayada-bay-iyo-bakool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/shiikh-muqtaar-roobow-cali-abuu-mansuur-iyo-shikh-cali-maxuud-raage-shiikh-cali-dheere-oo-si-wada-jir-ah-ugu-qeyb-galay-doorasho-loosoo-gabagabeyey-duqoyda-dhaqanka-walaayada-bay-iyo-bakool\/","title":{"rendered":"Shiikh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur Iyo Shikh CAli Max&#8217;uud Raage Shiikh Cali Dheere Oo Si Wada jir Ah Ugu Qeyb GAlay Dooro Loosoo Gabagabeyey Duqoyda Dhaqanka Walaayada Bay Iyo Bakool"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: center;\">\n<div><strong><\/strong><\/div>\n<p><strong><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Cali_Dheere.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1630\" title=\"Cali_Dheere\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Cali_Dheere-248x300.jpg\" alt=\"\" width=\"248\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Cali_Dheere-248x300.jpg 248w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Cali_Dheere.jpg 504w\" sizes=\"auto, (max-width: 248px) 100vw, 248px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>\u00a0<\/p>\n<p><\/strong>\n<\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">\u00a0<\/p>\n<p>Dooradaan oo Socotay Mudo Ka Badan Bil ayaa loo soo gabagabeyay Odayaasha Dhaqanka Walaayada BAy Iyo Bakool Waxaana Gabagabadii Dooradaasi Maanta ka Hadlay Shiikh muqtaar Robow Cali Abuu Mansuur Oo Ka Mid Ah Hogaanka Sare Ee Mujaahidiinta Al-shabaab Waxa Uuna Halkaasi Ka Jeediyay Hadalo Qiiro Leh oo Soo Jiitya Ka Qeybgalayaashii munaasabadii Lagu Soo Gabagabeynayay Doorada<\/p>\n<p>Abuu Mansuur Ayaa sheegay In Waajib Uu Ka saaranyahay Cid waliba Oo Wax Garata Difaacida Diinta Allaah Jihaadka Soomaaliya Hada Ka Socdana Waxa Uu Sheegay In uu Yahay mid Fardul Ceyn Ah Isagoona Carabka Ku Adkeeyay Cid walba In Lagagbaahanyahay Ka Saarida Dhulka Muslimka Ah Ee Soomaaliya Gaalada Ku Soo Duushay<\/p>\n<p>Shiikh Muqtaar Oo Hadalkiisa Sii wata Ayaa balan Qaaday In Mujaahidiinta Ay Sii Laba Laabi Doonaan Dagaalka ay Kula Jiraan Dowladaha Gaalada Uganda Iyo Burundi Waxa Uuna Odayaashii Dowrada loo Soo Gabagabeyey Ugu Baaqay In Ay Sii Laba Jibaaraan La Dagaalanka Gaalada ku Soo Duushay Soomaaliya<\/p>\n<p>Afahayeenka Guud Ee Mujaahidiinta Al-shabab Shiikh Cali Max&#8217;uud Raage Shiikh Cali Dheere Oo Isna Ka Hadlay Goobtaasi ayaa sheegya In Gaalada ay Ku Jabeen Dhamaan Goobihii Dagaalada ay Ka soo Qaadeen Sida Walaayada Banaadir Jubooyinka Iyo Gedo Waxa Uuna Shiikha CAli Dheere Uu Xusay In Meel walba Uu Daadsanyahay Baqtiga iyo Dhawaca Soo Duulayaasha Ku Soo Duulay Soomaaliya Waxa uuna Sido Kale Sheegay Shiikha In AY shacabka U Cadaatay TFG-da In Lagala Taliyo Kambaalla Iyo Adis Ababa Waxa uuna Ku Sheegay In Ayna Qaadan Karin Go&#8217;aan Ayna Yihiin Kuwa La Haystayaal ah<\/p>\n<p>Dhanka KAle Doora loo Qabtay Ganacsatada Deegaanka Uxud Ex-Kaxda ayaa maanta Halkaasi Loogu Soo Gabagabeeyay Ganacsatada Deegaankaasi Gabagabadii Dooradaasi ayaa waxaa ka qeebgalay Culumaa&#8217;udiin Uu Ka Mid Yahy Shikh C\/qaadir Muumion Waxaana Dooraaasi Lagu Baranayay Tooxiidka Iyo Qaabka wanaagsan Oo Ay U Jideysay Shareecada Islaamka In Looo Ganacsado<\/p>\n<p>Mana ahan Markii Ugu Horeysay Oo Ay Mijaahidiina Al-shabaab U Qabtaan Doorooyin Ceenkaani Oo Kale Qeybaha Kala DuwanEe Bulshada.<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<div><strong>Mogadishu Somalia<\/strong><\/div>\n<p><strong>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/a> &amp; <a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><em><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/em><\/a><\/p>\n<div><strong>Ganacsadata Afmadow Oo Hub Ku Wareejiyey Wilaayada Jubbooyinka<\/strong><\/div>\n<p><strong>\u00a0<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p>Munaasabad Ka Dhacday Degmada Afmadow Ayaa Maanta Waxaa Hub Farabadan Ay Ku wareejiyeen Ganacsatada Degmadaasi Wilaayada Jubooyinka<\/p>\n<p>Hubkaani ayaa waxa ay Isugu Jireen Qoryaha Fudud Noocyadiisa Kala Duwan Iyo Rasaas Aad U Farabadan Oo Ay Ganacsatada Ay Ugu Talagaleen Difaacida Diinta Allaah Waxaana Sheegeen Ganacsadata Oo Munaasabadaasi Ka Hadlay In Ay Sii wadi Dinaan Taageerida Mujaahidiinta U Taagan koryeelid Kutaabka Allaah Waxaan Cadada Hubkaasi ayaa waxa Uu Gaarayay In Ka Badan 150Qorri Oo Nooca Fudud Ah<\/p>\n<p>MAdaxda Mujaahidiinta Ee Jubooynka Oo Halkaasi Ka Hadlay Ayaa Kaga Mahadceliyay GanacsatadiiI Isku Hooshay Taakuleenta Mujaahidiinta Waxa Ayna Shegeen In ay Leeyihiin Ganacsatadaasi Ajirka Ay Leeyihiin Mujaahidiinta Dagaalka Kula Jira Gaalada<\/p>\n<p>Wareejinta Hunkaani ayaa waxa ay Imaaneysaa Xilli Dagaal Uu Ka Socda Soomaaliya Kaasoo U Dhaxeeyab Xaqa Iyo Baadilka<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<div><strong>Mogadishu Somalia<\/strong><\/div>\n<p><strong>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/a> &amp; <a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><em><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/em><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya \u00a0 \u00a0 Dooradaan oo Socotay Mudo Ka Badan Bil ayaa loo soo gabagabeyay Odayaasha Dhaqanka Walaayada BAy Iyo Bakool Waxaana Gabagabadii Dooradaasi Maanta ka Hadlay Shiikh muqtaar Robow Cali Abuu Mansuur Oo Ka Mid Ah Hogaanka Sare Ee Mujaahidiinta Al-shabaab Waxa Uuna Halkaasi Ka Jeediyay Hadalo Qiiro Leh oo Soo Jiitya Ka Qeybgalayaashii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1629","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1629","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1629"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1629\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1633,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1629\/revisions\/1633"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1629"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1629"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1629"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}