{"id":16285,"date":"2013-07-11T23:34:03","date_gmt":"2013-07-11T20:34:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16285"},"modified":"2013-07-12T00:53:53","modified_gmt":"2013-07-11T21:53:53","slug":"baladweyne-oo-ay-gaareen-tababarayaal-u-dhashay-faransiiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/baladweyne-oo-ay-gaareen-tababarayaal-u-dhashay-faransiiska\/","title":{"rendered":"Baladweyne oo ay gaareen Tababarayaal u dhashay Faransiiska."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya  in halkaas ay gaareen saraakiil Tababarayaal ah oo u dhashay dalka Faransiiska.<br \/>\nSaraakiisha Tababarayaasha ah ayaa la sheegay inay tababar siinayaan ciidamada dowladda Somalia isla markaasna ay qeyb ka yihiin tababarka Midowga yurub uu siinayo ciidamada dowlada Somalia.<br \/>\nDhinaca kale,Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay  ku guda jiraan diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ay kaga saari lahaayeen degaanada gobolka Hiiraan ay kaga harsan yihiin kooxda AL Shabab.<br \/>\nMaamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ciidamada ka saari lahaa AL Shabab ay diyaar garowgii ugu dambeeyay ku jiraan iyadoo dhawaan laga saari doonno AL Shabab qeybaha ay ka joogaan gobolka Hiiraan oo ay ku jirto degmada Buula Burde oo la sheegay inay si aad ah ugu xoogan yihiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas ay gaareen saraakiil Tababarayaal ah oo u dhashay dalka Faransiiska. Saraakiisha Tababarayaasha ah ayaa la sheegay inay tababar siinayaan ciidamada dowladda Somalia isla markaasna ay qeyb ka yihiin tababarka Midowga yurub uu siinayo ciidamada dowlada Somalia. Dhinaca kale,Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16285","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16285","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16285"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16285\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16300,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16285\/revisions\/16300"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16285"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16285"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16285"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}