{"id":16282,"date":"2013-07-11T23:32:43","date_gmt":"2013-07-11T20:32:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16282"},"modified":"2013-07-12T01:31:10","modified_gmt":"2013-07-11T22:31:10","slug":"wafdi-ka-socda-midowga-yurub-oo-muqdisho-soo-gaaray-kulamana-la-qaatay-madaxweynaha-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/wafdi-ka-socda-midowga-yurub-oo-muqdisho-soo-gaaray-kulamana-la-qaatay-madaxweynaha-somalia\/","title":{"rendered":"Wafdi  ka socda Midowga Yurub oo Muqdisho soo gaaray kulamana la qaatay Madaxweynaha Somalia."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshay Wafdi ka socda midowga yurub kuwaas oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.<br \/>\nWafdigaan ayaa hordhac u ahaa kulan la sheegay inuu ka dhici doonno magalada Brussels ee caasimadda dalka Belgium ahna xarunta midowga yurub waxaana ay kala hadleen madaxweynaha arrimo badan oo la xiriira shirkaas iyo xiriirka ka dhaxeeya Somalia iyo Midowga Yurub.<br \/>\nAfhayeenka Madaxtooyada Eng,C\/raxmaan Yariisow oo warbaahinta la hadlay kadib kulankaas ayaa sheegay in labada dhinac ay isla garteen qodobadii ay ka wada hadleen.<br \/>\nWafdigaan aya la sheegay inay socdaalo ku tagi doonnaan magaalooyin ay kamid yihiin Baydhabo,Baladweyne iyo Magaalooyin ka tirsan Maamulka Puntland.<br \/>\nSi kastaba Midowga yurub ayaa dalka Somalia siinayay taageero dhaqaale sanadihii ugu dambeeyay waxaana ay ugu deeqday Somalia Balaayiin Dollar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshay Wafdi ka socda midowga yurub kuwaas oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Wafdigaan ayaa hordhac u ahaa kulan la sheegay inuu ka dhici doonno magalada Brussels ee caasimadda dalka Belgium ahna xarunta midowga yurub waxaana ay kala hadleen madaxweynaha arrimo badan oo la xiriira shirkaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16282","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16282","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16282"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16282\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16311,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16282\/revisions\/16311"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16282"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16282"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16282"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}