{"id":16270,"date":"2013-07-13T00:15:45","date_gmt":"2013-07-12T21:15:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16270"},"modified":"2013-07-13T01:44:13","modified_gmt":"2013-07-12T22:44:13","slug":"qarax-lagula-eegtey-gaari-kuwa-gaashaaman-ee-ay-isticmaalaan-ciidamada-amisom-inta-u-dhaxeysa-n4-iyo-airporka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/qarax-lagula-eegtey-gaari-kuwa-gaashaaman-ee-ay-isticmaalaan-ciidamada-amisom-inta-u-dhaxeysa-n4-iyo-airporka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qarax lagula eegtey gaari kuwa gaashaaman ee ay isticmaalaan ciidamada Amisom inta u dhaxeysa N4 iyo airporka muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Qaraxan oo ah kii ugu horeeyey ee magaalada muqdisho dhexdeeda qarax lala beegsado gawaarida gaashaaman ee ay wataan ciidamada wata magaca Amisom ayaa waxey ka dhacdey wadada isku xirta N4 iyo airporka aadan cadde,waxaana baabuur laga soo buuxshey walxaha qarxa uu isku qarxiyey gawaarida ay isticmaalaan ciidamada africa ee muqdisho ku sugan.<\/p>\n<p>Qaraxan ayaa geystey dhimashada shan qof oo rayid ah iyo dhaawaca in ka badan 20 qof,hase yeeshee waxaa goobta qaraxu ka dhacey dhismayaashii ka agdhawaa soo gaarey burbur iyo gubasho aad u daran,iyadoo qaraxu markuu dhacey ay soo gaareen ciidamada amniga soomaaliya,si ay u hubiyaan amniga goobta oo ah meel inta badan mashquulsan,ayna ku badanyihiin caruurta derbijiifka ah,kuwaasoo kusoo qamaama meeshi ay wax ka dhacaan. <\/p>\n<p>Qaraxan ayaa kusoo beegmaya horaanta bisha ramadaan ee barakeysan,isla markaana ay dagaalyahanada alshabaab hore u sheegeen in ay dagaalkooda labanlaabi doonaan,taas oo u muuqata in ay ka hortagi waayeen ciidamada amniga ee ka hawlgala gobolkan banaadir,inta badan ciidamada amniga ee dawlada federalka ayaa sheega in ay wax weyn ka qabtaan amniga ayna qaraxyo isdaba joog ah ka dhacaan magaalada muqdisho dhexdeeda,wasaarada arrimaha gudaha iyo amniga qaranka soomaaliya ma jirto cid ay saarto dhaliil iyo amaan la xiriirta amniga sidoo kalena xukuumadu la xisaabtan iyo k\u00f6ntorolkeedu maba jiro.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxan oo ah kii ugu horeeyey ee magaalada muqdisho dhexdeeda qarax lala beegsado gawaarida gaashaaman ee ay wataan ciidamada wata magaca Amisom ayaa waxey ka dhacdey wadada isku xirta N4 iyo airporka aadan cadde,waxaana baabuur laga soo buuxshey walxaha qarxa uu isku qarxiyey gawaarida ay isticmaalaan ciidamada africa ee muqdisho ku sugan. Qaraxan ayaa geystey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16270","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16270","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16270"}],"version-history":[{"count":14,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16270\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16339,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16270\/revisions\/16339"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16270"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16270"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16270"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}