{"id":16248,"date":"2013-07-10T23:00:19","date_gmt":"2013-07-10T20:00:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16248"},"modified":"2013-07-11T00:01:29","modified_gmt":"2013-07-10T21:01:29","slug":"madaxii-sirdoonka-kooxda-al-shababa-oo-la-layahay-halka-uu-jiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/madaxii-sirdoonka-kooxda-al-shababa-oo-la-layahay-halka-uu-jiro\/","title":{"rendered":"Madaxii Sirdoonka Kooxda AL SHababa oo la la\u2019yahay halka uu jiro."},"content":{"rendered":"<p>Wararka kasoo baxaya dhanka AL Shabab ayaa sheegaya in la la\u2019yahay halka uu ka baxay iyadoo markii ugu dambeysay uu joogay  Degmada Bardheere.<br \/>\nSakariye Cismaaciil Xirsi oo ahaa Madaxii Sirdoonka Kooxda AL Shabab ayaa isaga baxsaday degmada Baardheere iyadoo la sheegay inay ka dambeysay baxsashadiisa kadib qilaafka soo dhexgalay Madaxda AL Shabab taas oo sababtay in la dilay Ibraahin Afgan oo ahaa ninkii 2-aad ee ugu sareeyay AL Shabab iyo Macalin Burhaan oo ahaa madaxii waxyi galinta Carruurta AL Shabab.<br \/>\nNinkaan lagu magacaabo Sakariye Cismaaciil Xirsi ayaa kamid ah rag madaxooda lacag la dul dhigay oo dowladda Maraykanka ay sheegtay inay siinayso cidii soo sheegto Sakariye Cismaaciil Xirsi lacag dhan 3 Milyan oo Dollar.<br \/>\nSi kastaba Tani ayaa cadaynayso inay sii bur buryso Awooddii Ururka AL Shabab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka kasoo baxaya dhanka AL Shabab ayaa sheegaya in la la\u2019yahay halka uu ka baxay iyadoo markii ugu dambeysay uu joogay Degmada Bardheere. Sakariye Cismaaciil Xirsi oo ahaa Madaxii Sirdoonka Kooxda AL Shabab ayaa isaga baxsaday degmada Baardheere iyadoo la sheegay inay ka dambeysay baxsashadiisa kadib qilaafka soo dhexgalay Madaxda AL Shabab taas oo sababtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16248","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16248","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16248"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16248\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16250,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16248\/revisions\/16250"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16248"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16248"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16248"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}