{"id":16245,"date":"2013-07-09T17:23:05","date_gmt":"2013-07-09T14:23:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16245"},"modified":"2013-07-09T17:23:05","modified_gmt":"2013-07-09T14:23:05","slug":"xisbiga-midnimada-jamhuuririga-oo-kulan-arrimo-badan-ku-yeeshay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/xisbiga-midnimada-jamhuuririga-oo-kulan-arrimo-badan-ku-yeeshay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Xisbiga Midnimada Jamhuuririga oo kulan Arrimo badan ku Yeeshay Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaliyeed ayaa kulan ku yeeshay Xarunta dhexe ee xisbiga oo ku taallo magaalada Muqdisho waxaana looga hadlay arrimo badan oo ku saabsan howlaha Xisbiga.<br \/>\nShirkaan oo uu shir Guddoominayay ku simaha Guddoomiyaha ahna guddoomiye ku xigeenka Xisbiga Mudane Cali Maxamed Nuux Tima Jilic ayaa xubnaha xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed kaga doodeen xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka isla markaasna ay isla meel dhigeen qodobo dhowr ah.<br \/>\nKulankaan ay yeesheen Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Somaliyeed ayaa waxaa kasoo baxay qodobo badan.<br \/>\nKadib kulanka ayaa shir jaraa\u2019id uu warbaahinta u qabtay Ku simaha Guddomiyaha Mudane Cali Maxamed Nuux Tima Jilic Ugu horeen hambalyo ku aadan Bilashada Bisha Ramadaan uu u diray dhamaan Shucuubta Muslimiinta Caalamka meel kasta oo ay ka joogaan gaar ahaan kuwa Soomaliyeed,waxaa kaloo uu sheegay in ay fasax yihiin Bisha Ramadaan Xubnaha Xisbiga maadama ay tahay bil cibaado.<br \/>\nMr Tima Jilic ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaliyeed gaar ahaan kuwa ilaah uu dhaqaalaha siiyay inay caawiyaan oo ay afuriyaan Muslimiinta aan awoodin.<br \/>\nUgu dambeyn Ku simaha Guddoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaliyeed Cali Maxamed Nuux Tima Jilic ayaa wuxuu u digay kooxo masoomayaal ah isla markaasna ugu baaqay Dowladda iyo Shacabka Soomaliyeed inay ka hortagaan waxa uu ugu yeeray Shayaadul insi ee bisha Barakaysan xilli maalin cunooyin u karinaya kuwo iyaga lamid ah ee kheyrka hareer maraya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaliyeed ayaa kulan ku yeeshay Xarunta dhexe ee xisbiga oo ku taallo magaalada Muqdisho waxaana looga hadlay arrimo badan oo ku saabsan howlaha Xisbiga. Shirkaan oo uu shir Guddoominayay ku simaha Guddoomiyaha ahna guddoomiye ku xigeenka Xisbiga Mudane Cali Maxamed Nuux Tima Jilic ayaa xubnaha xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed kaga doodeen xaaladihii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16245","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16245","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16245"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16245\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16245"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16245"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16245"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}