{"id":16240,"date":"2013-07-09T12:57:06","date_gmt":"2013-07-09T09:57:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16240"},"modified":"2013-07-09T13:00:11","modified_gmt":"2013-07-09T10:00:11","slug":"qarax-loo-adeegsaday-gaari-oo-ka-dhacay-suuqa-bakaarah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/qarax-loo-adeegsaday-gaari-oo-ka-dhacay-suuqa-bakaarah\/","title":{"rendered":"Qarax loo Adeegsaday Gaari oo ka dhacay Suuqa Bakaarah."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Bakara.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Bakara.jpg\" alt=\"Bakara\" width=\"464\" height=\"261\" class=\"alignleft size-full wp-image-16242\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Bakara.jpg 464w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Bakara-300x168.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 464px) 100vw, 464px\" \/><\/a>Wararka ka imaanaya suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari saakay ku qarxay gudaha suuqa bakaaraha kaas oo la sheegay in uu waday nin xirnaa Dareeska Ciidamada.<br \/>\nGoob jooge ku dhawaa goobta qaraxa ayaa u sheegay wakaaladda Wararka Reuters in Gaarigan uu waday nin kaas oo xirnaa Dareeska Ciidamada Militariga Somalia.<br \/>\nMa jiro koox sheegatay inay ka dambeysay qaraxaan laakin kooxda xiriirka la leh Al Qaacida ee AL SHabab ayaa dhowr jeer hore sameeysay qaraxyo ismiidaamin ah kuwaas oo ka dhacay magaalada Muqdisho.<br \/>\nSargaal sare oo ka tirsan ciidanka Booliska ayaa la sheegay inuu ku dhaawacmay qaraxaan iyadoo aan wax faah faahin laga bixin qaraxaas iyadoo wali ay soconayso baaritaan ku aadan shilkaas.<br \/>\nMaxamed Xuseen oo kamid ah saraakiisha Booliska ayaa wakaaladda Wararka AP soo xigatay inuu wadaha gaariga uu xirnaa Dareeska Ciidamada isla markaasna uu dhaawac kasoo gaaray qaraxaas.<br \/>\nXuseen Nuur oo ah Sarafle ayaa sheegay in gaari waxa qarxa uu ahaa gaari afar lug leh.<br \/>\n\u201cmarkii uu dhacay qaraxa kadib ayaa ciidamada ay fureen rasas ma xaqiijin karno cida furtay rasaastaas iyadoo rag saarnaayeen gaariga ay u ekaayeen ciidamada dowladda ayuu u sheegay Xuseen Nuur oo Sarafle wakaaladda Wararka Reuters.<br \/>\nAl shabab ayaa ah koox dagaal kula jirta dowladda Somalia iyagoo haatan gacanta ku haya deegaano kooban oo ka tirsan dalka Somalia.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari saakay ku qarxay gudaha suuqa bakaaraha kaas oo la sheegay in uu waday nin xirnaa Dareeska Ciidamada. Goob jooge ku dhawaa goobta qaraxa ayaa u sheegay wakaaladda Wararka Reuters in Gaarigan uu waday nin kaas oo xirnaa Dareeska Ciidamada Militariga Somalia. Ma jiro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16240","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16240","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16240"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16240\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16244,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16240\/revisions\/16244"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16240"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16240"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16240"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}