{"id":16235,"date":"2013-07-09T11:40:55","date_gmt":"2013-07-09T08:40:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16235"},"modified":"2013-07-09T11:40:55","modified_gmt":"2013-07-09T08:40:55","slug":"dowladda-somalia-oo-mar-kale-ku-celisay-in-al-shabab-ka-saari-doonto-deegaanada-ay-kaga-sugan-yihiin-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/dowladda-somalia-oo-mar-kale-ku-celisay-in-al-shabab-ka-saari-doonto-deegaanada-ay-kaga-sugan-yihiin-dalka\/","title":{"rendered":"Dowladda Somalia oo mar kale ku celisay in AL Shabab ka saari doonto Deegaanada ay kaga sugan yihiin Dalka."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Fiqi-Gashandhig.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Fiqi-Gashandhig.jpg\" alt=\"Fiqi Gashandhig\" width=\"800\" height=\"533\" class=\"alignleft size-full wp-image-16237\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Fiqi-Gashandhig.jpg 800w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Fiqi-Gashandhig-300x199.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/a>Wasiirka Gaashandhigga dowladda Somalia C\/kariin Xaaji Fiqi ayaa sheegay in dowladdiisa ay ka go\u2019antahay inay ka saarto dalka Somalia kooxda AL Shabab kuwaas oo ku sugan qaar kamid ah gobolada dalka Somalia.<br \/>\nC\/kariin Xaaji Fiqi oo u waramayay Warbaahinta isagoo ku sugan magalada Baydhabo ayuu ku celiyay mar kale in ay ciidamada dowladda u diyaar garoobeen sidii looga xureen lahaa AL Shabab deegaanada ay kaga sugan yihiin Gobolada Hiiraan,galgaduud,Bay,Bakool,labada Shabele iyo Labada Jubbo iyo Gedo isla markaasna qorshihii looga saari lahaa ay dajisay Wasaaraddiisa.<br \/>\nWasiirka Gaashandhigga Somalia C\/kariin Xaaji Fiqi ayaa kamid ah wafdiga Ra\u2019iisul Wasaaraha ee ku sugan Baydhabo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashandhigga dowladda Somalia C\/kariin Xaaji Fiqi ayaa sheegay in dowladdiisa ay ka go\u2019antahay inay ka saarto dalka Somalia kooxda AL Shabab kuwaas oo ku sugan qaar kamid ah gobolada dalka Somalia. C\/kariin Xaaji Fiqi oo u waramayay Warbaahinta isagoo ku sugan magalada Baydhabo ayuu ku celiyay mar kale in ay ciidamada dowladda u diyaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16235","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16235","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16235"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16235\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16239,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16235\/revisions\/16239"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16235"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16235"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16235"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}