{"id":16210,"date":"2013-07-09T00:49:00","date_gmt":"2013-07-08T21:49:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16210"},"modified":"2013-07-09T01:27:54","modified_gmt":"2013-07-08T22:27:54","slug":"dagaal-hoose-oo-u-dhaxeeyo-dowladda-uu-hogaamiyo-xasan-sheekh-iyo-dalal-ka-tirsan-igad-oo-sii-xoogaysanaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/dagaal-hoose-oo-u-dhaxeeyo-dowladda-uu-hogaamiyo-xasan-sheekh-iyo-dalal-ka-tirsan-igad-oo-sii-xoogaysanaya\/","title":{"rendered":"Dagaal Hoose oo u dhaxeeyo Dowladda uu hogaamiyo  Xasan Sheekh iyo dalal ka tirsan IGAD oo sii xoogaysanaya."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo maalmahan soo baxayay qilaaf hoose oo u dhaxeeyo  Dowladda Kenya iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa dhacay in diyaarad waday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo casuumaad ka hellay dowladda Koofurta Sudan ay cilad ku timid markii ay hawada gashay oo ay ku dhawaad 30 daqiiqo hawada ku maqneed.<br \/>\nDiyaaradda ayaa la sheegay inay lahayd shirkad diyaaradeed oo xarunteeda yahay dalka Kenya isla markaasna la rabay in lagu dillo madaxweyne xasan Sheekh Maxamuud iyadoo la sheegay in ciladda ay ahayd mid si shirqool ah loogu dilli rabay madaxweyne XasanSheekh Maxamuud.<br \/>\nMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Dowladda Kenya ayaa la sheegay inuu qilaafkooda yahay mid la xiriira gacan ku haynta maamulka Jubbooyinka oo maamulka goboladaas ay majaraha u hayaan ciidamada Kenya ee soo galay Somalia oo markii dambe u xuub siibtay inay yihiin ciidamo Amisom.<br \/>\nCiladdaan ku timid diyaaradda uu ku safrayay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u qaab ekaa sida ciladdii ku timid diyaarad sanado ka hor kula dhacday keymaha dalka koofurta sudan Madaxweyne ku xigeenkii hore dalka Sudan Prof.John Grand kaas oo muddo 21 sanno u halgamayay sidii koofurta Sudan ay ugu go\u2019I lahaayeen Sudan inteeda kale isagoo 21 maalmood madaxweyne ku xigeen ah kana yimid dalka Uganda oo horey u taageeri jiray Jabhadda John Grand waxana dilkaas lagu tuhmay inay ka dambeysay dowladda Uganda oo aan doonayn inuu hishiis la galo dowladda Cumar AL Bashiir inkastoo John Grand ay la ciladooday Helikopter.<br \/>\nSi kastaba dagaalkaan ayaa ah dagaal waji cusub oo dowladda Kenya ay kula jirto dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Prof Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo maalmahan soo baxayay qilaaf hoose oo u dhaxeeyo Dowladda Kenya iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa dhacay in diyaarad waday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo casuumaad ka hellay dowladda Koofurta Sudan ay cilad ku timid markii ay hawada gashay oo ay ku dhawaad 30 daqiiqo hawada ku maqneed. Diyaaradda ayaa la sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16210","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16210","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16210"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16210\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16214,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16210\/revisions\/16214"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16210"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16210"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16210"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}