{"id":16163,"date":"2013-07-07T23:32:46","date_gmt":"2013-07-07T20:32:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16163"},"modified":"2013-07-07T23:41:20","modified_gmt":"2013-07-07T20:41:20","slug":"16163","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/16163\/","title":{"rendered":"Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun) waxaa toogasho lagu diley magaalada gaalkacyo ex-wariye liibaan qaran."},"content":{"rendered":"<p>Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun waxaa allaha u naxariistee toogasho lagu diley ex wariye libaan qaran oo ka shaqeynayey Tvga kalsan oo kamid ah tvyada soomaalidu leedahey xaruntiisuna tahey magaalada london ee dalka ingriiska.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee wariyaha oo lagu diley magaalada gaalkacyo ayaa lagu soo waramayaa in uu warkii ugu danbeeyey ee uu tvga u tabiyey uu ahaa mid uu wariyuhu kaga warbixiyey imaatinka axmed madoobe uu gaalkacyo imanayey waxa uuna wariyuhu axmed madoobe ku sheegey hugaamiyaha jabhadda raaskamboodi,taas oo ka careys\u00edisey axmed madoobe iyo rag uu marti u ahaa waa faroole oo beryahan ku caanbaxey in uu dilo qofki uu qoonsado,taas ayaana ah tuhunka ugu weyn wariye liibaan qaran oo waqtigiisu intaa ku ekaa sababta loo aaneynayo dilkiisa allaha u naxar\u00edistee.<\/p>\n<p>Dilka wariye liibaan qaran ayaa kusoo beegmaya iyadoo bahwadaag xulufo ah oo uu horboodayo m\/weyne faroole ay ku kulmayaan garoowe iyagoo ku been abuuranaya in ay isugu yimaadeen aaska iyo tacsida boqor c\/hi boqor muuse allaha u naxariistee oo maanta la keeney maydkiisa dalka si heer qaran ahna loogu aasey magaalada Qardho ee gobolka bari dalka soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun waxaa allaha u naxariistee toogasho lagu diley ex wariye libaan qaran oo ka shaqeynayey Tvga kalsan oo kamid ah tvyada soomaalidu leedahey xaruntiisuna tahey magaalada london ee dalka ingriiska. Allaha u naxariistee wariyaha oo lagu diley magaalada gaalkacyo ayaa lagu soo waramayaa in uu warkii ugu danbeeyey ee uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16163","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16163","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16163"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16163\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16170,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16163\/revisions\/16170"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16163"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16163"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16163"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}