{"id":16139,"date":"2013-07-07T01:54:25","date_gmt":"2013-07-06T22:54:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16139"},"modified":"2013-07-07T03:47:23","modified_gmt":"2013-07-07T00:47:23","slug":"kenya-saaxiib-aad-isugu-dhaw-ayaan-nahey-xasan-daahir-aweysna-waa-danbiile-dad-soomaali-ka-baxsan-ay-daba-joogaan-wareysi-xasan-sh-maxamuud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/kenya-saaxiib-aad-isugu-dhaw-ayaan-nahey-xasan-daahir-aweysna-waa-danbiile-dad-soomaali-ka-baxsan-ay-daba-joogaan-wareysi-xasan-sh-maxamuud\/","title":{"rendered":"Kenya saaxiib aad isugu dhaw ayaan nahey kismaayo waxaan kala xisaabtameynaa Amisom."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha jamhuuriyada soomaaliya oo wareysi siiyey tvga universal ayaa sheegey arrimo aad loola yaabey sida isagoo sheegey in somalia iyo kenya ay xiriirkoodu aad u sareeyo iyadoo dadki ay kismaayo ku laayeen isbitaalada buuxiyeen,sidoo kale waxa uu sheegey in shekh xasan daahir aweys uu yahey danbiile qeyb ka ahaa dagaaladii labaatan sano iyo dheeraad dalka ka socdey,ayna jiraan dad ka baxsan soomaaliya oo danbiyo u heysta.<\/p>\n<p>M\/weyne xasan sheekh ayaa u muuqda nin xaqiiqada iyo rabitaanka shacabka aan ka turjumeyn kana baxey mar labaad balantii uu la galey siyaasiyiin,cuqaal iyo waxgaradka beesha habargidir ka socdey horena denbi looga galey heshiis iyo balan la xiriirta shekh xasan daahir aweys lala galey in mar labaad uu ka baxey,sidaas darteed siyaasada xasan sheekh maxamuud waa mid aan la saadaalin karin halka ay cagadhigan doonto.<\/p>\n<p>Warkan madaxweynuhu bixiyey ayaa kusoo beegmaya iyadoo soomaaliya ay aad isha ugu heyso kenya iyo shekh xasan daahir aweys kaas oo wax ka bedeli kara afkaarta ay qabaan dad badan oo ku wajahan sida ay wax u arkaan sababtoo ah waxaa dhawaan la hakiyey banaanbaxyo looga soo horjeedo xariga shekh xasan dahir aweys,sidoo kale waxaa hawdka jubooyinka ku jira ciidamo qaran oo ay magaalada kismaayo ka saareen ciidamada kenya,sidoo kalena ay cisbitaalada jiifaan dad sheegaya in ay dileen ciidamada kenya,taas oo madaxweynuhu indhaha ka laabtey kalso\u00f6ni badanna lumin karta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha jamhuuriyada soomaaliya oo wareysi siiyey tvga universal ayaa sheegey arrimo aad loola yaabey sida isagoo sheegey in somalia iyo kenya ay xiriirkoodu aad u sareeyo iyadoo dadki ay kismaayo ku laayeen isbitaalada buuxiyeen,sidoo kale waxa uu sheegey in shekh xasan daahir aweys uu yahey danbiile qeyb ka ahaa dagaaladii labaatan sano iyo dheeraad dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16139","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16139","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16139"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16139\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16157,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16139\/revisions\/16157"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16139"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16139"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16139"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}