{"id":16115,"date":"2013-07-04T17:16:45","date_gmt":"2013-07-04T14:16:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16115"},"modified":"2013-07-04T17:19:22","modified_gmt":"2013-07-04T14:19:22","slug":"shirkadda-hormuud-oo-ku-dhow-inay-bur-burto-kadib-qilaaf-hareeyay-maamulka-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/shirkadda-hormuud-oo-ku-dhow-inay-bur-burto-kadib-qilaaf-hareeyay-maamulka-sare\/","title":{"rendered":"Shirkadda Hormuud oo ku dhow inay bur burto kadib qilaaf hareeyay maamulka Sare."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/hormuud_telecom.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/hormuud_telecom.jpg\" alt=\"hormuud_telecom\" width=\"576\" height=\"420\" class=\"alignleft size-full wp-image-16116\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/hormuud_telecom.jpg 576w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/hormuud_telecom-300x218.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 576px) 100vw, 576px\" \/><\/a>Masuul katirsan shirkadan oo Magaciisa qariyey ayaa sheegay inuu soojiitamayey muranka u dhexeeya madaxda shirkada ugu yaraan mudo 3 bilood ah, waxaase aakhirkii lagu guulaystay in labedelo Gudoomiyihii hore, iyadoo uu xilkiina lawareegay Mudane Shekh Ahmed-Nur Ali Jimcale. Arinta Gudoomiyaha labedelay ayaa lafteedu kamid noqotay dhibaatooyinka shirkada soo foodsaaray, waxaana hada bilowday inay saamilaydu bilabaan shaki qaarkoodna ayba codsadeen in lacagohooda lasiiyo, waxaana baqdin xoogleh laga qabaa in arintani ay mar qura faraha ka baxdo, sidii horeba u qabsatay saamilaydii shirkadii Qaranexpress oo maalin qura lawaayey meel ay jaan iyo cirib dhigtay.<br \/>\nShirkada Hormuud Telcom ayaa noqonaysa shirkadii ugu danabaysay ee ay soo wajaho bur-bur dhinacyo badan leh, waxaana filayaa inay adkaan doonto badbaadinta Shirkadaan hadii aan la helin tanaasul badan oo ay dhinacyadu sameeyaan, waxaana ka soconaya magaalooyinka Muqdisho &#038; Dubai dadaalo lagula tacaalayo arintan oo dhabar jab ku noqon karta dadka Soomaaliyeed oo leh hantida ay ku shaqaynayso shirkadaasi. Waxaana maalmahan Muqdisho kusugan Rag Ganacsato ah  siweyna looga yaqaan dalkeena iyo weliba kuwa deriska ah,Sidoo kale, waxaa wel-wel wayn muujinaya dad ay hore ula degeen shirkadihii Albarakaat &#038; Qaran Express.<br \/>\n\u201cDhibaatooyinka soo wajaha dadka maalka ku shirkooba waxaa ugu dhib badan kala duwanaanshaha fikirka\u201d sidaas waxaa yiri Oday Muuse Maxamud (Muuse Lugadheere) oo mudo ganacsade ka ahaa Soomaliya balse hada u muuqda khabiir wax badan ka garan kara dhibaatooyinka ka dhasha is qab-qabsiga, isagoo xusay in xiligaani yahay midka ay ugu nugul yihiin dadka wax haystahi iska hor imaadka, wuxuuna ugu baaqay raga isku haya gacan kuhaynta iyo maamulka shirkadaas inay isku tanasulaan, ayna firiyaan danta dadka ay hantidooda hayaan.<br \/>\nUgu danbayntiina, waxaan eegi doonaa sida ay ku dhamaato arintani, waxaana isku dayi doonaa inaan si hoose ula socono hadba xaalka halka uu maraayo iyo waxa ay arrintaani ku dhamaato.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masuul katirsan shirkadan oo Magaciisa qariyey ayaa sheegay inuu soojiitamayey muranka u dhexeeya madaxda shirkada ugu yaraan mudo 3 bilood ah, waxaase aakhirkii lagu guulaystay in labedelo Gudoomiyihii hore, iyadoo uu xilkiina lawareegay Mudane Shekh Ahmed-Nur Ali Jimcale. Arinta Gudoomiyaha labedelay ayaa lafteedu kamid noqotay dhibaatooyinka shirkada soo foodsaaray, waxaana hada bilowday inay saamilaydu bilabaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16115","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16115","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16115"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16115\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16120,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16115\/revisions\/16120"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16115"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16115"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16115"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}