{"id":16111,"date":"2013-07-04T17:11:26","date_gmt":"2013-07-04T14:11:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16111"},"modified":"2013-07-04T17:22:38","modified_gmt":"2013-07-04T14:22:38","slug":"faah-faahin-kasoo-baxayso-tacshiirad-dhimasho-iyo-dhaawac-sababtay-oo-lagu-furay-dad-ku-tukanayey-masjid-ku-yaala-duleedka-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/faah-faahin-kasoo-baxayso-tacshiirad-dhimasho-iyo-dhaawac-sababtay-oo-lagu-furay-dad-ku-tukanayey-masjid-ku-yaala-duleedka-jowhar\/","title":{"rendered":"Faah Faahin kasoo baxayso Tacshiirad dhimasho iyo dhaawac sababtay oo lagu furay dad ku tukanayey masjid ku yaala duleedka Jowhar."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/mas.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/mas.jpeg\" alt=\"mas\" width=\"221\" height=\"228\" class=\"alignleft size-full wp-image-16125\" \/><\/a>Degaanka Bayaxow oo illaa 5-Km dhinaca Koonfur Bari kaga beegan Magaalada Jowhar ayaa wararka ka imanaya waxay sheegayaan in kooxo Hubeysan ay Saaka weerareen Masjid kuyaala Deegaankaasi Salaadii Subax lagu tukanayey.<br \/>\nKooxaha ayaa la tilmaamay iney rasaas ooda kaga qaadeen dadkii masjidka ku tukanayey xili ay ku jireen jamaacada salaada subax waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dadkii ku dukanayay Masjidkaasi.<br \/>\nUgu yaraaan 3 qof ayaa ku dhimatay rasaasta lagu furay gudaha Masjidkaasi afar kalana dhaawacyo ayaa kasoo gaaray kuwaaoo iminka dhaawacyadooda lagu daweynayo isbitaalka Jowhar oo isla saaka la soo gaarsiiyey.<br \/>\nSadexda qof ee ku dhintay weerarka lagu qaaday Masjidka ku yaala Degaanka Bayaxow ee Duleedka Degmada Jowhar ayaa waxay ka mid ahaayeen dadka Degaankaasi la weeraray.<br \/>\nMa cadda cida ka dambeysay falkan lagu Weeraray Masjidkaasi hasen ahaatee waxaa la tuhunsan yahay inuu salka ku hayo dilal iyo weeraro mudooyinkii dambe tuulooyin ka tirsan Magaalada Jowhar ku dhexmarayey labo beelood.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Degaanka Bayaxow oo illaa 5-Km dhinaca Koonfur Bari kaga beegan Magaalada Jowhar ayaa wararka ka imanaya waxay sheegayaan in kooxo Hubeysan ay Saaka weerareen Masjid kuyaala Deegaankaasi Salaadii Subax lagu tukanayey. Kooxaha ayaa la tilmaamay iney rasaas ooda kaga qaadeen dadkii masjidka ku tukanayey xili ay ku jireen jamaacada salaada subax waxaana ka dhashay dhimasho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16111","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16111","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16111"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16111\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16127,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16111\/revisions\/16127"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16111"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16111"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16111"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}