{"id":16109,"date":"2013-07-04T17:10:05","date_gmt":"2013-07-04T14:10:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16109"},"modified":"2013-07-04T17:19:36","modified_gmt":"2013-07-04T14:19:36","slug":"suldaankii-beesha-jiido-iyo-ganacsade-caan-ah-oo-siyaabo-kala-duwan-loogu-dilay-magaalada-marko","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/suldaankii-beesha-jiido-iyo-ganacsade-caan-ah-oo-siyaabo-kala-duwan-loogu-dilay-magaalada-marko\/","title":{"rendered":"Suldaankii beesha Jiido iyo ganacsade caan ah oo siyaabo kala duwan loogu dilay magaalada Marko."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/pistola-v3-cromada.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/pistola-v3-cromada.jpg\" alt=\"pistola-v3-cromada\" width=\"440\" height=\"339\" class=\"alignleft size-full wp-image-16118\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/pistola-v3-cromada.jpg 440w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/pistola-v3-cromada-300x231.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 440px) 100vw, 440px\" \/><\/a>Kooxo hubeysan ayaa maanta siyaabo kala duwan ugu toogtay magaalada Marko ee gobolka Sh\/hoose labo ruux oo kala ahaa ganacsade caan ka ah magaaladaas iyo suldaankii beesha Jiido oo ka mid ah oday dhaqameedyada gobolka Sh\/hoose.<br \/>\nDilka hore ayaa saaka kooxahan hubeysan waxay ugu geysteen magaalada Marka ganacsadahan oo magaciisa la oran jiray Garweyne Shiikh Xasan, iyadoo duhurnimadii maantana isla magaaladaas lagu toogtay suldaankii beesha Jiido oo la oran jiray suldaan Madnuur.<br \/>\nKooxaha dilalkan geystay ayaa baxsaday, lamana oga illaa hadda sababaha ay u dileen labadan ruux hase ahaatee gudoomiye ku-xigeenka dhinaca amaanka ee gobolka Sh\/hoose Axmed Cumar Mudane ayaa ku eedeeyey iney dilalkan ka dambeyso Al-shabaab.<br \/>\nAmaanka magaalada Marko ee gobolka Sh\/hoose ayaa sii xumaanayey mudooyinkan, waxaana ku soo batay dilalka noocan ah iyo qaraxyada, iyadoo shacabka magaaladaas ay ku eedeeyeen maamulka gobolka inuu wax ka qaban waayey amaan darada ku sii kordheysa magaalada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxo hubeysan ayaa maanta siyaabo kala duwan ugu toogtay magaalada Marko ee gobolka Sh\/hoose labo ruux oo kala ahaa ganacsade caan ka ah magaaladaas iyo suldaankii beesha Jiido oo ka mid ah oday dhaqameedyada gobolka Sh\/hoose. Dilka hore ayaa saaka kooxahan hubeysan waxay ugu geysteen magaalada Marka ganacsadahan oo magaciisa la oran jiray Garweyne Shiikh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16109","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16109","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16109"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16109\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16121,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16109\/revisions\/16121"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16109"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16109"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16109"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}