{"id":16106,"date":"2013-07-04T17:08:20","date_gmt":"2013-07-04T14:08:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16106"},"modified":"2013-07-04T17:19:49","modified_gmt":"2013-07-04T14:19:49","slug":"raiisul-wasaare-saacid-oo-booqday-xasan-daahir-aweys","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/raiisul-wasaare-saacid-oo-booqday-xasan-daahir-aweys\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Saacid oo booqday Xasan Daahir Aweys."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/saacid.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/saacid.jpg\" alt=\"saacid\" width=\"800\" height=\"533\" class=\"alignleft size-full wp-image-16119\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/saacid.jpg 800w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/saacid-300x199.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/a>Iyadoo horey ay uga hadleen  Mas\u2019uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya xariga Xasan Dahair aweys ayaa maanta waxaa ka hadlay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon kadib markii uu ku booqday Xabsiga.<br \/>\nXaalada Sheekh Xasan Daahir Aweys ayuu sheegay inay tahay mid aad uwanaagsan oo subax waliba looga warkeeno sida uu ku sugan yahay,wuxuuna umahadceliyay odayaashii ka keenay Cadaado Sheekh Xasan Daahir Aweys.<br \/>\nIsaga oo sii hadlaya Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa wuxuu soo hadal qaaday in laamaha ammaanka dalka ay isla garteen qorshe cusub oo lagu xaqiijinayo ammaanka dalka Soomaaliya,xilli mudooyinkaan dambe Shabaab weeraro ay ka geysanayeen Magaalada Muqdisho.<br \/>\nXasan Daahira Aweys ayaa u xiran dowladda Soomaaliya mudo ka badan todobaad.<br \/>\nHogaamiyahaani ayaa xarigiisa waxaa ka dhashay muran u dhaxeeya beelaha Habargidir oo doonaya in lasii daayo iyo dowladda oo wali aan cadeyn go\u2019aanka ay ka qaadaneyso arrintaani.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo horey ay uga hadleen Mas\u2019uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya xariga Xasan Dahair aweys ayaa maanta waxaa ka hadlay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon kadib markii uu ku booqday Xabsiga. Xaalada Sheekh Xasan Daahir Aweys ayuu sheegay inay tahay mid aad uwanaagsan oo subax waliba looga warkeeno sida uu ku sugan yahay,wuxuuna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16106","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16106","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16106"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16106\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16122,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16106\/revisions\/16122"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16106"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16106"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16106"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}