{"id":16105,"date":"2013-07-04T17:08:11","date_gmt":"2013-07-04T14:08:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16105"},"modified":"2013-07-04T17:08:11","modified_gmt":"2013-07-04T14:08:11","slug":"wakiilka-au-ee-somaliyaciidamada-kenya-waxa-inay-howshooda-aqoonsadaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/wakiilka-au-ee-somaliyaciidamada-kenya-waxa-inay-howshooda-aqoonsadaan\/","title":{"rendered":"Wakiilka AU ee somaliya:Ciidamada Kenya waxa inay howshooda aqoonsadaan."},"content":{"rendered":"<p>Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Ridwaan Xaaji Cabdulle ayaa ka warbixiyay kulan Madaxda dowladda iyo Eregeyga Midowga Africa ee Soomaaliya ay ka yeesheen arrimaha magaalada Kismaayo iyo ciidamada Kenya.<br \/>\nDagaalkii dhawaan ka dhacay Magaalada Kismaayo ayuu sheegay in Wakiilka uu ku tilmaamay kuwa aan mardambe soo noqon doonin,ciidankana ay ku dadaali doonaan adkeynta ammaanka dalka.<br \/>\nErgeyga ayaa sheegay in ay qalad tahay in ciidamada Kenya ay qabtaan wax howshooda ka baxsan, sida uu mar kale sheegay Ridwaan Xaaji Cabdulle.<br \/>\nDowladda Soomaaliya ayaa ciidanka Amisom ee ka howlgala Magaalada Kismaayo,waxa ay ku eedeysay inay si weyn kaga qeyb qaateen dagaalo ka dhacay Magaalada Kismaayo oo udhaxeeyay maleeshiyo beeleed halkaasi wadaga.<\/p>\n<p>Warkaan wuxuu ka dambeeyay kadib markii shalay Magaalada Muqdisho kulan ay kuwada qaateen Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika  ahna madaxa ciidanka AMISOM ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Ridwaan Xaaji Cabdulle ayaa ka warbixiyay kulan Madaxda dowladda iyo Eregeyga Midowga Africa ee Soomaaliya ay ka yeesheen arrimaha magaalada Kismaayo iyo ciidamada Kenya. Dagaalkii dhawaan ka dhacay Magaalada Kismaayo ayuu sheegay in Wakiilka uu ku tilmaamay kuwa aan mardambe soo noqon doonin,ciidankana ay ku dadaali doonaan adkeynta ammaanka dalka. Ergeyga ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16105","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16105","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16105"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16105\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16105"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16105"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16105"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}