{"id":16090,"date":"2013-07-04T01:53:07","date_gmt":"2013-07-03T22:53:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16090"},"modified":"2013-07-04T03:55:05","modified_gmt":"2013-07-04T00:55:05","slug":"16090","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/16090\/","title":{"rendered":"C\/raxmaan sheekh maxamuud faroole oo dib ugu soo laabtey puntland kana hadley dagaaladii ka dhacey kismaayo iyo galkacyo."},"content":{"rendered":"<p>C\/raxmaan Sheekh Max&#8217;uud Faroole Madaxweynaha Maamul<br \/>\nGoboleedka Puntland ayaa wuxuu ka hadlay<br \/>\ndagaaladii ka kala dhacay<br \/>\nMagaalooyinka Gaalkacyo Iyo Kismaayo.<\/p>\n<p>Dr.Faroole oo manata dib<br \/>\nugu soo laabtay Magaalada<br \/>\nGaroowe, ayaa wuxuu sheegay<br \/>\ninay ka xun yihiin dagaaladii uu<br \/>\ndhiigga badani ku daatay ee ka<br \/>\ndhacay Magaalada Kismaayo wuxuuna sheegay inaanu dagaal<br \/>\nlaheyn wax faa&#8217;iido ah.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Wuxuu ku baaqay in dhinacyadii<br \/>\nku wada dagaalamay Magaalada<br \/>\nKismaayo, ay ka fogaadaan<br \/>\ndagaal dambe oo uu dhiig ku<br \/>\nqubto, lana soo afjaro xiisada<br \/>\nMagaalada Kismaayo Ka Taagan.<\/p>\n<p>Faroole ayaa wuxuu dadkii ku<br \/>\ndhaawacmay dagaalada<br \/>\nKismaayo qaarkood, sida uu<br \/>\nsheegay ay Puntland qeyb ka<br \/>\nqaadaneyso, sidii wax looga<br \/>\nqaban lahaa xaaladooda<br \/>\ncaafimaadeed Waxa Uuna Dhanka kale Dr. C\/raxmaan<br \/>\nFaroole uu ka hadlay<br \/>\ndagaaladii maanta ka dhacay<br \/>\nMagaalada Galkacyo, wuxuuna ku<br \/>\needeeyay inay ka dambeeyeen<br \/>\nkuwo uu ugu yeeray, inay ka soo<br \/>\nhorjeedaan xasiloonida iyo<br \/>\nhorumarka Puntland.<\/p>\n<p>Wuxuu xusay Faroole in Dowlad Goboleedka Puntland, ay ku raad joogto kuwii ka<br \/>\ndambeeyay<br \/>\ndagaaladii uu dhiigga ku daatay<br \/>\nee maanta ka dhacay Waqooyiga<br \/>\nGalkacyo Isagoona Sheegay Madaxweynaha Puntland inay meel wanaagsan<br \/>\nmarayaan olalaha Xisbida ka<br \/>\nhana qaadaaya  Puntland Sida Uu Sheegay Faroole.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>C\/raxmaan Sheekh Max&#8217;uud Faroole Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ayaa wuxuu ka hadlay dagaaladii ka kala dhacay Magaalooyinka Gaalkacyo Iyo Kismaayo. Dr.Faroole oo manata dib ugu soo laabtay Magaalada Garoowe, ayaa wuxuu sheegay inay ka xun yihiin dagaaladii uu dhiigga badani ku daatay ee ka dhacay Magaalada Kismaayo wuxuuna sheegay inaanu dagaal laheyn wax faa&#8217;iido ah. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16090","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16090","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16090"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16090\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16104,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16090\/revisions\/16104"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16090"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16090"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16090"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}