{"id":16089,"date":"2013-07-03T22:24:14","date_gmt":"2013-07-03T19:24:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16089"},"modified":"2013-07-04T23:04:06","modified_gmt":"2013-07-04T20:04:06","slug":"amisom-oo-guddi-u-saartay-eedeymo-sheegaya-in-ciidanka-kenya-ka-qeyb-galeen-dagaalkii-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/amisom-oo-guddi-u-saartay-eedeymo-sheegaya-in-ciidanka-kenya-ka-qeyb-galeen-dagaalkii-kismaayo\/","title":{"rendered":"AMISOM oo guddi u saartay eedeymo sheegaya in ciidanka Kenya ka qeyb galeen dagaalkii Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>Afhayeenka ciidamada Midowga africa ee AMISOM Col. Cali Aadan Xaamud ayaa ka hadlay eedeymaha la xiriira in ciidamada Kenya ee magaca AMISOM ku jooga Kismaayo ay ka qeyb qaateen dagaalkii ka dhacay magaaladaas.<br \/>\nCol. Cali Aadan Xaamud ayaa intaa ku daray in AMISOM ay guddi saraakiil ah u saartay arimahaas si ay baaritaano la xiriira u soo sameeyaan.<br \/>\n\u201cAMISOM markii ay soo gaareen arrimahan waxay u magacowday guddi saraakiil ah oo soo baara si loo ogaado xaqiiqada waxaana ku kalsoonahay iney keeni doonaan warbixin xaqiiqada ku saleysan\u201d ayuu intaa ku daray Col. Xaamud.<br \/>\nHadalkan afhayeenka Ciidamada AMISOM ayaa imanaya xili dowlada Somalia ay ku eedeysay ciidamada Kenya iney ka qeyb qaateen dagaaladii Kismaayo, lana safteen hal dhinac, ayna magaalada ku garaaceen madaafiic khasaare badan u geystay shacabka iyagoo ku baaqay in la bedelo ciidamada Kenya Kismaayona la geeyo ciidamo kale<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka ciidamada Midowga africa ee AMISOM Col. Cali Aadan Xaamud ayaa ka hadlay eedeymaha la xiriira in ciidamada Kenya ee magaca AMISOM ku jooga Kismaayo ay ka qeyb qaateen dagaalkii ka dhacay magaaladaas. Col. Cali Aadan Xaamud ayaa intaa ku daray in AMISOM ay guddi saraakiil ah u saartay arimahaas si ay baaritaano la xiriira [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16089","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16089","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16089"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16089\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16135,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16089\/revisions\/16135"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16089"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16089"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16089"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}