{"id":16088,"date":"2013-07-03T22:22:35","date_gmt":"2013-07-03T19:22:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16088"},"modified":"2013-07-03T22:22:35","modified_gmt":"2013-07-03T19:22:35","slug":"waxgaradka-beesha-habar-gidir-oo-ka-warbixiyey-xaalada-xasan-daahir-oo-ay-ku-booqdeen-xasbsiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/waxgaradka-beesha-habar-gidir-oo-ka-warbixiyey-xaalada-xasan-daahir-oo-ay-ku-booqdeen-xasbsiga\/","title":{"rendered":"Waxgaradka Beesha Habar gidir oo ka warbixiyey xaalada Xasan Daahir oo ay ku booqdeen xasbsiga."},"content":{"rendered":"<p>Nabadoono, waxgarad iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Habar Gidir oo shalay Xasan Daahir Aweys ku booqday xabsiga uu kaga jiro magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey xaaladiisa caafimaad iyo waxa uu ku sugan yahay.<br \/>\nCaaqil Xasan Cilmi Yaxye oo ka mid ah nabadoonada beesha Habar gidir ayaa Saxaafada u sheegay inay booqasho ugu tageen hogaamiye Xasan Daahir Aweys oo ku jira mid ka mid ah xabsiyada ciidamada Nabadsugida Dowlada ka hor inta uusan dhicin kulan xalay ay la qaateen madaxweynaha Somalia.<br \/>\n&#8220;Waan soo aragnay Shiikh Xasan Daahir Aweys caafimaadkiisa wuu wanaagsanaa, wax la buun-buuninayo ee meelaha la wad-wadona waxba kama jiraan, Xabsiga ayaan ugu tagnay, Wiil uu dhalay iyo 2 Wiil oo kale ayaa la joogtay, Saligiisa Salaada ayaa u yaalay waxaana Miis yar u sarnaa Kitaabkiisa Quraanka ayuu yiri Caaqil Xasan Cilmi Yaxye.<br \/>\nWaxaa caaqilku meesha ka saaray war uu horay saxaafada u siiyay Jen. Yuusuf Inadhacade kaasoo ahaa in Shiikh Xasan Daahir Aweys uu dhiig matagay sidii loo garaacayay lana dhigay isbitaal ku yaala Xalane oo ay leeyihiin ciidamada AMISOM.<br \/>\n\u201cWaan wareysanay Xasan Daahir, waxaana uu sheegay in intii la hayey loola dhaqmay si wanaagsan, aysana jirin wax dhibaato ah oo loo geystay, wuxuu kaloo inoo sheegay in dhaqaatiir loo keenay, caafimaadkiisana uu fiican yahay\u201d ayuu intaa ku daray Caaqil Xasan Cilmi Yaxye.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nabadoono, waxgarad iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Habar Gidir oo shalay Xasan Daahir Aweys ku booqday xabsiga uu kaga jiro magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey xaaladiisa caafimaad iyo waxa uu ku sugan yahay. Caaqil Xasan Cilmi Yaxye oo ka mid ah nabadoonada beesha Habar gidir ayaa Saxaafada u sheegay inay booqasho ugu tageen hogaamiye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16088","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16088","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16088"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16088\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16088"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16088"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16088"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}