{"id":16045,"date":"2013-07-03T01:24:33","date_gmt":"2013-07-02T22:24:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16045"},"modified":"2013-07-03T01:35:39","modified_gmt":"2013-07-02T22:35:39","slug":"duqey-dhaqanxildhibaano-iyo-jeneralo-dhawaan-loo-direy-sheekh-xasan-daahir-aweys-iyo-mweyne-xasan-sheekh-oo-kulmey-fiiri-qod-ay-ku-heshiiyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/duqey-dhaqanxildhibaano-iyo-jeneralo-dhawaan-loo-direy-sheekh-xasan-daahir-aweys-iyo-mweyne-xasan-sheekh-oo-kulmey-fiiri-qod-ay-ku-heshiiyeen\/","title":{"rendered":"Duqey dhaqan,xildhibaano iyo jeneralo dhawaan loo direy sheekh Xasan Daahir Aweys iyo m\/weyne Xasan Sheekh oo kulmey fiiri qod.ay ku heshiiyeen."},"content":{"rendered":"<p>Kulankan oo looga hadlayey sidii is faham loogu dhameyn lahaa waxyaabo ay tabanayeen xildhibaano,duqey dhaqan iyo janeraalo ay sheekh xasan daahir aweys isku heyb yihiin iyo madaxweynaha soomaaliya ayaa ka furmey aqalka madaxtooyada isagoo m\/weyne xasan sheekh qaatey wixii qalad dhacey haduu wasiir geystey iyo hadii askari geysateyba.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa m\/weynaha la soo hordhigey sadex qodob oo kala ah in sheekh xasan daahir aweys la siidaayo,in m\/weynaha iyo dawladu daweeyaan qaladaadka laga tabanayo iyo in wax badan oo qeyb ahaan naga maqan aan dawlada ka helno.<\/p>\n<p>Sadexda qodob ee m\/weynaha la hordhigey ayaa si wanaagsan leysugu afgartey lagana balamey iyadoo fulintoodu beriba bilaabandoonto sida ay sheegeen qaar kamid ah duqeydii m\/weynaha la kulantey,waxaana la filayaa in caradii iyo banaanbaxyadii ay istaagaan hadii heshiisku dhaqangalo.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa kusoo beegmaya iyadoo sheekh xasan daahir aweys habeenki 3&#8217;aad uu gacanta ugu jiro ciidamo ka amar qaata dawlada uu m\/weynaha ka yahey prof. Xasan Sheekh maxamuud,kahor markii uu odayaal dhaqan,xildhibaano iyo janano ay shekh xasan daahir isku heyb yihiin m\/weyne xasan shekh ka codsadey in ay keenaan markii ay keeneena la garaacey isagana xabsiga loo taxaabey taas oo keentey kala shaki dawlada iyo shacabka qaarkiis ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulankan oo looga hadlayey sidii is faham loogu dhameyn lahaa waxyaabo ay tabanayeen xildhibaano,duqey dhaqan iyo janeraalo ay sheekh xasan daahir aweys isku heyb yihiin iyo madaxweynaha soomaaliya ayaa ka furmey aqalka madaxtooyada isagoo m\/weyne xasan sheekh qaatey wixii qalad dhacey haduu wasiir geystey iyo hadii askari geysateyba. Kulanka ayaa waxaa m\/weynaha la soo hordhigey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16045","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16045","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16045"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16045\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16060,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16045\/revisions\/16060"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16045"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16045"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16045"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}