{"id":16041,"date":"2013-07-02T15:48:07","date_gmt":"2013-07-02T12:48:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16041"},"modified":"2013-07-03T03:28:15","modified_gmt":"2013-07-03T00:28:15","slug":"yuusuf-indho-cadde-oo-sheegay-in-xaaladda-sheekh-xasan-dahir-ay-liidato","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/yuusuf-indho-cadde-oo-sheegay-in-xaaladda-sheekh-xasan-dahir-ay-liidato\/","title":{"rendered":"Yuusuf Indho Cadde oo sheegay in xaaladda Sheekh Xasan Dahir ay liidato."},"content":{"rendered":"<p>Gen. Yuusuf Maxamed Siyaad ( Indhacade) oo u warramayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Xaaladda Sheekh Xasan Daahir Aweys ay tahay mid aad u liidato kadib markii six un loo jirdilay intii ay socotay su\u2019aalo la weydiinayay oo uu diiday in uu ka jawaabo.<br \/>\nDhibaatada Jirdilka loo Geystay Sheekh Xasan Daahir Aweys ayuu Jeneraal ( indhacade) ku eedeeyay in uu ka dambeeyo Jeneraal Khaliif Axmed Ereg Taliyaha Ciidanka Nabad Sugida Qaranka ee Gobolka Banaadir.<br \/>\nJeneraalka yaa ku eedeeyay dhinaca kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qiyaano Qaran kadib markii uu ku ballan furay isagoo tibaaxay in taasina ay Sumcaddiisa wax u dhimeyso.<br \/>\nXiriiro aan la sameynay Taliyaha Ciidanka Nabad Sugida Gobolka Banaadir Jeneraal Ereg ayaan inoo suura gelin si aan wax uga weydiinno eedeymaha uu U jeediyay Jeneraal ( Indhacade).<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gen. Yuusuf Maxamed Siyaad ( Indhacade) oo u warramayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Xaaladda Sheekh Xasan Daahir Aweys ay tahay mid aad u liidato kadib markii six un loo jirdilay intii ay socotay su\u2019aalo la weydiinayay oo uu diiday in uu ka jawaabo. Dhibaatada Jirdilka loo Geystay Sheekh Xasan Daahir Aweys [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16041","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16041","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16041"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16041\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16084,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16041\/revisions\/16084"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16041"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16041"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16041"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}