{"id":16039,"date":"2013-07-02T16:43:46","date_gmt":"2013-07-02T13:43:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16039"},"modified":"2013-07-03T03:15:56","modified_gmt":"2013-07-03T00:15:56","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-mar-kale-sheegay-inuu-ka-xunyahay-wixii-kismaayo-ka-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-mar-kale-sheegay-inuu-ka-xunyahay-wixii-kismaayo-ka-dhacay\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo mar kale sheegay inuu ka xunyahay wixii Kismaayo ka dhacay."},"content":{"rendered":"<p>Xasan Sheekh Max\u2019ud Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka xumaatay dagaaladii Maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay Magaalada Kismaayo kuwaasi oo u dhexeeya Maleeshiyaad kala taageersan Barre Aadan Shire Barre Hiiraale iyo Sidoo kale Axmed Max\u2019ed Islaam ( Axmed Madoobe) oo sheegtay in uu Madaxweyne ka yahay Maamulka Jubbaland.<br \/>\nMadaxweynaha ayaa waxa uu sheegay in dowladda ay aad uga xuntahay in dagaallo dad walaalo ah u dhexeeya uu halkaasi ka qarxo.<br \/>\nMadaxweyne Xasan Sheekh ayaa dhanka kale sheegay in Sooamaliland iyo Puntland ay ka wanaagsanyihiin Gobollada Koofureed ee dalka marka loo eego Amniga iyo kala dambeynta ka jirta.<br \/>\nSikastaba Jubbooyinka ayaa waxaa ka dhacay dagaallo ay isku hardiyeen Garabyo ku loolamayay Maamulka Gobolladaasi inkastoo mid ka mid ah Garabyadaasi la sheegayo in taageero ay ka heshay Ciidamada AMISOM gaar ahaan ciidamada Kenya ay uga saareen Kismaayo qeybihii kale ee ka soo horjeeday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xasan Sheekh Max\u2019ud Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka xumaatay dagaaladii Maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay Magaalada Kismaayo kuwaasi oo u dhexeeya Maleeshiyaad kala taageersan Barre Aadan Shire Barre Hiiraale iyo Sidoo kale Axmed Max\u2019ed Islaam ( Axmed Madoobe) oo sheegtay in uu Madaxweyne [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16039","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16039","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16039"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16039\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16077,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16039\/revisions\/16077"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16039"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16039"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16039"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}