{"id":16038,"date":"2013-07-02T18:43:33","date_gmt":"2013-07-02T15:43:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16038"},"modified":"2013-07-03T02:40:00","modified_gmt":"2013-07-02T23:40:00","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-ka-hadlay-sida-ay-ciidamada-u-xaqiijiyen-amaankatodobaadkii-xorriyada-iyo-arrinta-horjooge-xasan-daahir-aweys","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-ka-hadlay-sida-ay-ciidamada-u-xaqiijiyen-amaankatodobaadkii-xorriyada-iyo-arrinta-horjooge-xasan-daahir-aweys\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka Hadlay sida ay Ciidamada u Xaqiijiyen AmaankaTodobaadkii Xorriyada iyo Arrinta Horjooge Xasan Daahir Aweys."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha gudaha iyo amaanka qaranka Soomaaliya C\/kariin Xuseen Guuleed ayaa faah-faahin ka bixiyey sida loogu guuleystay sugidda ammaanka Todobaadkii  xoriyada soomaaliya.<br \/>\nMudane C\/kariin Xuseen Guuleed oo si gaar ah uga warramaya Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in lagu guuleystay xaqiijita amniga caasimadda Todobaadka xoriyadda, isla markaana ciidammada amniga ay si xeeladeysan uga hor tageen dhagarta kooxda Al-Qaacidda.<br \/>\nDhinaca kale wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa ka hadlay arrinta Sheekh Xasan Daahir Aweys, isagoo sheegay in dowladda Soomaaliya ay gacanta ku heyso xaaladdiisuna ay aad u wanaagsan tahay, waxa uu wasiirka xusay in dowladdu ay aad uga xuntahay dhacdo ay Garoonka kula kulmeen odayaashii la socday Xasan Daahir, isla markaana ay ka tacsiyeynayaan.<br \/>\nUgu dambeyntii wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa ugu baaqay dhammaan horjoogayaasha iyo maleeshiyaadka Al-Shabaab in ay dowladda Soomaaliyeed isu soo dhibaan, lana soo dhaweynayo.<br \/>\nTan iyo markii Muqdisho la soo gaarsiiyey horjooge Xasan Daahir Aweys ayaa waxaa soo baxay hadallo ay isla dhexmarayeen dadweynaha, hasa yeeshee arrintasi ayaa meesha ka baxday, maadaama wasiira Arrimaha Gudaha uu shaaciyey in go\u2019aanka Xasan Daahir Aweys ay leedahay dowladda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha gudaha iyo amaanka qaranka Soomaaliya C\/kariin Xuseen Guuleed ayaa faah-faahin ka bixiyey sida loogu guuleystay sugidda ammaanka Todobaadkii xoriyada soomaaliya. Mudane C\/kariin Xuseen Guuleed oo si gaar ah uga warramaya Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in lagu guuleystay xaqiijita amniga caasimadda Todobaadka xoriyadda, isla markaana ciidammada amniga ay si xeeladeysan uga hor tageen dhagarta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16038","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16038","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16038"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16038\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16075,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16038\/revisions\/16075"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16038"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16038"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16038"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}