{"id":16020,"date":"2013-07-02T03:03:59","date_gmt":"2013-07-02T00:03:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16020"},"modified":"2013-07-02T03:12:21","modified_gmt":"2013-07-02T00:12:21","slug":"sadex-mweyne-oo-kismaayo-laga-soo-bursadey-isla-markaana-muqdisho-soo-gaarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/sadex-mweyne-oo-kismaayo-laga-soo-bursadey-isla-markaana-muqdisho-soo-gaarey\/","title":{"rendered":"Sadex m\/weyne oo kismaayo laga soo bursadey isla markaana muqdisho soo gaarey."},"content":{"rendered":"<p>Sadexdan m\/weyne oo lagu kala magacaabo iftiin x baasto,cabdi daaley,iyo cumar buraale ayaa muqdisho la keeney kadib markii looga itaal roonaadey magaalada kismaayo.<\/p>\n<p>Sadexdan nin ayaa taageerayaashoodu u doorteen m\/weyne waxeyna isu dhiibeen ciidamada siralyoon ee kismaayo ku sugan markii laga adkaadey,waxaana ilaa hadda aan la ogeyn meel uu ku suganyahey m\/weynihii afaraad waa korneyl barre aadan shire barre hiiraalle.<\/p>\n<p>Waxeyna tani kusoo beegmeysaa iyadoo dawlada soomaaliya shaacisey sida ay uga xuntahey sida ciidamada kenya ee kismaayo ku sugan sida ay u lumiyeen dhexdhexaadnimadi oo ay dhinac la safteen dhinacyadi kismaayo ku dagaalamayey ayna xirtey abaan duulih\u00edi ciidamada dawlada korneyl cabaas iyo saraaliil kale,iyadoo odayaasha iyo waxgaradka jubooyinka qaarkood ay dhaliileen dawlada iyo sida ay uga hadashey dagaalka kismaayo ka dhacey oo u dhaxeyey bey yiraahdeen ciidamada dawlada iyo taageerayaashooda oo isku dhinac ah iyo ciidamada raaskamboodi iyo kuwa kenya oo isku dhinac iyaguna ah,lamana oga waxa ay isku difaacayaan ciidama kenya ee kismaayo ku sugan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sadexdan m\/weyne oo lagu kala magacaabo iftiin x baasto,cabdi daaley,iyo cumar buraale ayaa muqdisho la keeney kadib markii looga itaal roonaadey magaalada kismaayo. Sadexdan nin ayaa taageerayaashoodu u doorteen m\/weyne waxeyna isu dhiibeen ciidamada siralyoon ee kismaayo ku sugan markii laga adkaadey,waxaana ilaa hadda aan la ogeyn meel uu ku suganyahey m\/weynihii afaraad waa korneyl [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16020","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16020","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16020"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16020\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16031,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16020\/revisions\/16031"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16020"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16020"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16020"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}