{"id":16008,"date":"2013-07-02T02:14:59","date_gmt":"2013-07-01T23:14:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16008"},"modified":"2013-07-02T02:36:03","modified_gmt":"2013-07-01T23:36:03","slug":"16008","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/16008\/","title":{"rendered":"Dabaal degga iyo fantasiyaha 1da luuliyo oo ka dhacey garoonka stadio koonis ee deg.shibis ee gobolkan Banaadir."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa  markale  lagu soo bandhigey fantasiyo iyo gaada ka ciyaar lagu weyneynayo 1da luuliyo garoonka luujino ee degmada shibis ee gobolka banaadir,waxaana kasoo qeyb galey qeybaha ciidamada qalabka sida ee gobolka banaadir ciidanka ilaalada deegaanka iyo 17ka degmo ee gobolka banaadir.<\/p>\n<p>Masuuliyiin ka kala socotey golayaasha dawlada federalka oo uu ugu horeeyo m\/weyne xasan sheekh,ra&#8217;iisal wazaaraha xukuumada  xubno xildhibaano iyo wasiiro maamulka gobolka banaadir iyo ururada bulshada,waxeyna dad badan xusuusisey beri samaadki iyo waayo waayo,iyadoo la arkayey dad ilmeynaya marka banda musiko ay qalabkooda la helaan jaanta socodka ciidamada goobta marayey.<\/p>\n<p>Waxaana goobta hadallo ka jeediyey madaxda qaranka sida gud.gobolka banaadir maxamuud axmed nuur tarsan r\/wasaaraha cabdi faarax shirdoon iyo m\/weynaha jamhuuriyada federalka soomaaliya prof. Xasan sh maxamuud,iyadoo gabangabadii abaalmarino iyo shahaado sharafyo la gudoonsiiyey qaar kamid ah gudoomiyeyaasha degmooyinka gobolka banaadir iyo saraakiil ciidanka sida taliyaha booliska gen.maalin,taliyaha ciidanka ilaalada wadooyinka gen. Cali gaab,taliyaha ciidanka nabadsugida gobolka banaadir khaliif ereg iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>Waxaana khudbadii sanadka ka jeediyey madaxweyne prof. Xasan sheekh maxamuud,khudbadaas oo taabaneysey dhinacyo farabadan,masoo qaadin m\/weynuhu shekh xasan daahir aweys oo hada gacanta ugu jira dawlada federalka oo la filayey in laga hadlidoono,iyadoo munaasabadu ku soo dhamaatey jawi nabadgelyo iyo farxad.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa markale lagu soo bandhigey fantasiyo iyo gaada ka ciyaar lagu weyneynayo 1da luuliyo garoonka luujino ee degmada shibis ee gobolka banaadir,waxaana kasoo qeyb galey qeybaha ciidamada qalabka sida ee gobolka banaadir ciidanka ilaalada deegaanka iyo 17ka degmo ee gobolka banaadir. Masuuliyiin ka kala socotey golayaasha dawlada federalka oo uu ugu horeeyo m\/weyne xasan sheekh,ra&#8217;iisal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16008","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16008","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16008"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16008\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16024,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16008\/revisions\/16024"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16008"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16008"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16008"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}