{"id":15977,"date":"2013-06-30T01:52:20","date_gmt":"2013-06-29T22:52:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15977"},"modified":"2013-06-30T02:03:26","modified_gmt":"2013-06-29T23:03:26","slug":"xubnaha-barlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ka-doodey-codsiga-mweynaha-kaas-oo-tilmaamaya-in-hal-bill-lagu-daro-kalfadhiga-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/xubnaha-barlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ka-doodey-codsiga-mweynaha-kaas-oo-tilmaamaya-in-hal-bill-lagu-daro-kalfadhiga-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"Xubnaha barlamaanka soomaaliya oo maanta ka doodey codsiga m\/weynaha kaas oo tilmaamaya in hal bill lagu daro kalfadhiga baarlamaanka."},"content":{"rendered":"<p>Kulanka barlamaanka oo ay soo xaadireen 150 xildhibaan ayaa looga doodey codsi m\/weynuhu u gudbiyey barlamaanka kana codsadey in kalfadhiga lagu daro mudo hal bil ah taas oo m\/weynuhu sharci ahaan dastuuri ah.<\/p>\n<p>Dooda xildhibaanada oo aheyd mid iska soo horjeeda oo kala duwan ayaa gabangabadii afhayeenka barlamaanku sheegey in kalfadhigu xiranyahey,codsiga m\/weynahana 2 jully looga doodi doono,arintan oo muujineysa feker kala duwanaansho xaga madaxda sare ee dalka.<\/p>\n<p>Dooda barlamaanku maanta yeeshey ayaa kusoo beegmeysa xilli m\/weynuhu uu la kulmayey kana dhaadhicinayey xubno golahii wasiiradii xukuumadii c\/wali gaas iyo mida hada jirta ee uu hugaamiyo r\/wasaare cabdi faarax shirdoon isagoo kala hadlayey sida loogu baahanyahey in barlamaanku sii shaqeeyo muddo bill ah,lamana oga sida codsiga m\/weynuhu u meel marayo,mar hadiiba ay xubnaha barlamaanku tixgelin waayeen codsiga m\/weynaha jamhuuriyada prof. Xasan sheekh maxamuud gurguurte.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulanka barlamaanka oo ay soo xaadireen 150 xildhibaan ayaa looga doodey codsi m\/weynuhu u gudbiyey barlamaanka kana codsadey in kalfadhiga lagu daro mudo hal bil ah taas oo m\/weynuhu sharci ahaan dastuuri ah. Dooda xildhibaanada oo aheyd mid iska soo horjeeda oo kala duwan ayaa gabangabadii afhayeenka barlamaanku sheegey in kalfadhigu xiranyahey,codsiga m\/weynahana 2 jully [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15977","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15977","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15977"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15977\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15982,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15977\/revisions\/15982"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15977"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15977"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15977"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}