{"id":15970,"date":"2013-06-30T01:27:35","date_gmt":"2013-06-29T22:27:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15970"},"modified":"2013-06-30T02:07:26","modified_gmt":"2013-06-29T23:07:26","slug":"dagaallo-markale-kasoo-cusboonaadey-kismaayo-iyo-warar-isburinaya-oo-kasoo-baxaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/dagaallo-markale-kasoo-cusboonaadey-kismaayo-iyo-warar-isburinaya-oo-kasoo-baxaya\/","title":{"rendered":"Dagaallo markale kasoo cusboonaadey kismaayo iyo warar isburinaya oo kasoo baxaya."},"content":{"rendered":"<p>Dagaaladan markale kasoo cusboonaadey kismaayo ayaa waxey u dhaxeeyaan ciidamada raaskamboodi ee uu hugaamiyo shekh Axmed Madoobe oo dhawaan taageerayaashiisu u doorteen m\/weynaha jubaland iyo isbaheysiga dhawr nin oo iyagana loo doortey m\/weyneyaal uuna ugu tun weynyahey Barre Aadan Shire (barre hiiraale.<\/p>\n<p>Waxaana lagu soo waramayaa in ciidamada dalka kenya ay garab siinayaan kuwa raaskamboodiyiinta taas oo sababtey in abaanduulihii ciidamada dawlada jeneral Cabaas ay xiraan ciidamada kenya oo waliba laga qaadey kismaayo loona qaadey gudaha gobolka somaalida N.F.D,taas oo aaney dawlada dhexe wali ka hadlin,waxaana dagaalku maanta geystey dhimashada 70 qof in kabadana ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Wararka ka imanaya isbitaalka kismaayo ayaa sheegaya in aan wax dawo ah oolin cisbitaalka ayna codsanayaan in hey&#8217;adaha gargaarka iyo dawlada dhexeba gurmad la soo gaaraan kismaayo oo dadkeedi ay maanta ku suganyahiin xaalada aad u xun,waxeyna raaskamboodiyiinta uu hugaamiyo axmed madoobe sheegteen in gebi&#8217;ahaanba ay magaalada la wareegeen oo ay ka saareen dhinacyadii kula dagaalamayey,iyadoo dhinacyada isbaheysigu ay beeniyeen sheegashada ciidamada axmed madoobe.<\/p>\n<p>Waxa ay sheegayaan wararki ugu danbeeyey ee caawa naga soo gaarey kismaayo in ciidamada dawlada oo maanta ay duqeeyeen kuwa kenya iyo ciidamada isbaheysatadu ay ku suganyihiin goobihii ay hore ugu sugnaayeen,waxeyna dagaaladani ku soo beegmayaan iyadoo m\/weynaha dalka prof. Xasan sheekh uu markale ku celiyey baaq ah in dagaaladaas shuruud la&#8217;aan la joojiyo,isagoo kuwa Amisomna uga digey in ay lugyeeshaan dagaalada kismaayo ka socda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaaladan markale kasoo cusboonaadey kismaayo ayaa waxey u dhaxeeyaan ciidamada raaskamboodi ee uu hugaamiyo shekh Axmed Madoobe oo dhawaan taageerayaashiisu u doorteen m\/weynaha jubaland iyo isbaheysiga dhawr nin oo iyagana loo doortey m\/weyneyaal uuna ugu tun weynyahey Barre Aadan Shire (barre hiiraale. Waxaana lagu soo waramayaa in ciidamada dalka kenya ay garab siinayaan kuwa raaskamboodiyiinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15970","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15970","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15970"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15970\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15984,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15970\/revisions\/15984"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15970"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15970"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15970"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}