{"id":15946,"date":"2013-06-28T03:32:45","date_gmt":"2013-06-28T00:32:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15946"},"modified":"2013-06-28T04:01:42","modified_gmt":"2013-06-28T01:01:42","slug":"15946","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15946\/","title":{"rendered":"Amniyaadka Taabacsan (Axmed Godane) Oo La Xaqiijiyey In Ay Qaarajiyeen Ibraahim Afagan Iyo Macalin Burhaan."},"content":{"rendered":"<p>Sida Ay Ilo Wareedyo Ka Agdhow Dhanka Shabaabka U Xaqiijiyeen Warsom.com in la Qaarijiyey labo<br \/>\nsargaal oo katirsanaa AlShabaab Kuwaasoo Waayahanba La Hadal Hayey In Ay Qilaaf Kula Jireen Hogaanka Sare Ee Alshabaab Axmed Godane Oo Ay Dhexdooda U Yaqaanin Abu-Zubeyr.<\/p>\n<p>Labadaan Sarkaal Oo Dileen Kooxda Loo Yaqaan Amniyaadka Kana Tirsan Shabaab Ayaa Magacyadooda Lagu Sheegay Sheekh  Ibraahim Xaaji Jaamac<br \/>\nMiicaad oo loo yaqaannay (Ibraahin Afgaan) Ama<br \/>\nSheekh Abuubakar Al-Zaylici iyo<br \/>\nSheekh Cabdixamiid Xaashi<br \/>\nColhaye loona yaqaanay (Sheekh<br \/>\nMacalin Burhaan).<\/p>\n<p>Hogaanka Al-shabaab Ayaa La Sheegay In Uu Amar Ku Bixiyey in la Dilo Labadaasi Iyadoona La<br \/>\nxaqiijiyey geerida labada sargaal<br \/>\noo shabaab ay shalay galab ku<br \/>\ndileen degmada Baraawe ee<br \/>\ngobolka Sh\/Hoose.<\/p>\n<p>Wixii faah faahino Ku Saabsan Arintaan Kala Soco Warsom.com.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida Ay Ilo Wareedyo Ka Agdhow Dhanka Shabaabka U Xaqiijiyeen Warsom.com in la Qaarijiyey labo sargaal oo katirsanaa AlShabaab Kuwaasoo Waayahanba La Hadal Hayey In Ay Qilaaf Kula Jireen Hogaanka Sare Ee Alshabaab Axmed Godane Oo Ay Dhexdooda U Yaqaanin Abu-Zubeyr. Labadaan Sarkaal Oo Dileen Kooxda Loo Yaqaan Amniyaadka Kana Tirsan Shabaab Ayaa Magacyadooda Lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15946","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15946","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15946"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15946\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15962,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15946\/revisions\/15962"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15946"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15946"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15946"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}