{"id":15944,"date":"2013-06-28T03:13:45","date_gmt":"2013-06-28T00:13:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15944"},"modified":"2013-06-28T04:32:21","modified_gmt":"2013-06-28T01:32:21","slug":"15944","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15944\/","title":{"rendered":"Qaraxyo Is Xig Xiga Oo Ciidamada AMISOM Lagula Eegtay Gudaha Magaalada Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa weli kacsan xaalada<br \/>\nMagaalada Kismaayo ee Gobolka<br \/>\nJubbada Hoose, wixi ka<br \/>\ndambeeyay markii ay shalay ku<br \/>\nwada dagaalamayn Ciidan kala<br \/>\ntaabacsan Sheekh Axmed<br \/>\nMadoobe iyo Col. Barre Hiiraale.<\/p>\n<p>Qaraxyo Gaaraya Ilaa Iyo Seddexda qaraxyo ee maanta ka<br \/>\ndhacay Magaalada Kismaayo oo<br \/>\nlagula eegtay Ciidamada<br \/>\nMidowga Afrika ee Amisom, ayaa<br \/>\nwaxay mar sii murjisay xaalada<br \/>\nadag ee Magaalada ka jirta Iyadoona<br \/>\nQaraxa 3-aad ee Magaalada<br \/>\nKismaayo maanta ka dhacay, lala eegtay kolonyo<br \/>\nay la socdeen Ciidamada Amisom,<br \/>\nisla-markaana qaraxaan ay<br \/>\nyimaaneydo, xilli Ciidamada Amisom ay<br \/>\nsii qaadanayeen meydad iyo<br \/>\ngaari, looga gubay labadii<br \/>\nqaraxyo ee dhacay.<\/p>\n<p>Qaraxa 1-aad iyo kan 2-aad ayaa<br \/>\nwaxaa Ciidamada Midowga<br \/>\nAfrika ee Amisom lagula eegtay<br \/>\nXaafada Guulwade ee Magaalada<br \/>\nKismaayo, gaar ahaan inta u<br \/>\ndhaxeyso wadada Masaajidka<br \/>\nXaaji Jaamac iyo Sarta C\/laahi<br \/>\nShimbir.<\/p>\n<p>Qaraxyadan ayaan la garaneyn<br \/>\ncidda dhabta ah ee geysatay,<br \/>\nlaakiin Ciidamada Amisom ayaa<br \/>\nwaxay u soo qab qabteen rag<br \/>\nwadada maraayay, oo la sheegay<br \/>\ninay ku tuhmayaan qaraxyada.<\/p>\n<p>Dadka lagu qab qabtay<br \/>\nhawlgaladaan, ayaa la sheegay<br \/>\ninay Ciidamada Amisom u<br \/>\nwateen dhinaca Garoonka<br \/>\nMagaalada Kismaayo, halkaasoo<br \/>\nla filaayo inay baaritaano ku<br \/>\nmarsiin doonaan Waxaana Jirto In Ay Rasaas la Dheceen Hooyo Iyo Caruurteeda Oo Ku Sugnaayeen Meel Aan Sidaasi Kaga Fogeen Halka Lagula Eegtay Qaraxyadaasi.<\/p>\n<p>Magaalada Kismaayo ayaa waxay<br \/>\nu kala qeybsan tahay qeyb<br \/>\nqeyb iyadoona beelaha ugu<br \/>\nwaaweyn ee Kismaayo degga, ay<br \/>\nbeel kastaba u go\u2019an tahay<br \/>\nqeybta ay Kismaayo ka deggan<br \/>\nYihiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa weli kacsan xaalada Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose, wixi ka dambeeyay markii ay shalay ku wada dagaalamayn Ciidan kala taabacsan Sheekh Axmed Madoobe iyo Col. Barre Hiiraale. Qaraxyo Gaaraya Ilaa Iyo Seddexda qaraxyo ee maanta ka dhacay Magaalada Kismaayo oo lagula eegtay Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom, ayaa waxay mar sii murjisay xaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15944","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15944","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15944"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15944\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15967,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15944\/revisions\/15967"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15944"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15944"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15944"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}