{"id":15942,"date":"2013-06-28T03:04:07","date_gmt":"2013-06-28T00:04:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15942"},"modified":"2013-06-28T04:21:05","modified_gmt":"2013-06-28T01:21:05","slug":"15942","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15942\/","title":{"rendered":"&#8220;Sheekh Xasan Daahir&#8221;Qorshaheyga Kuma Jirto In Aan Muqdisho Wax Gor Gortan Ah Ku Galo, Waa Inoo Dalkaasi Qadar."},"content":{"rendered":"<p>Wefdi maanta Ka Ambabaxay<br \/>\nMagaalada Muqdisho oo isugu<br \/>\njira Siyaasiyiin, wax garad,<br \/>\nOdayaal iyo Xildhibaano ka tirsan<br \/>\nBaarlamaanka Somaliya, ayaa<br \/>\nwaxay Sheekh Xasan Daahir<br \/>\nAweys kulan muddo saacado<br \/>\nah qaatay, ay kula qaateen<br \/>\nDegmada Cadaado.<\/p>\n<p>Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa<br \/>\nwuxuu cadeeyay inaanu<br \/>\ndooneyn inuu taggo Magaalada<br \/>\nMuqdisho, iyadoo sida uu ku<br \/>\nandacooday aanu qorshaha ugu<br \/>\njirin inuu ka caga dhigto<br \/>\nGaroonka Aadan Cadde ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Xubnaha ku heybta ah Sheekh<br \/>\nXasan Daahir Aweys ee gaaray<br \/>\nDegmada Cadaado, ayaa waxay<br \/>\nqaarkood ay si kulul uga<br \/>\ncaroodeen diidmada uu u<br \/>\nmuujyay Sheekh Xasan Daahir<br \/>\nAweys, waxayna taasi ku<br \/>\ntilmaameyn middii uu horeyba<br \/>\nuu uga tagey tolkiisa Waxayna u balan qaadeen inaysan<br \/>\njiri doonin cid ku soo<br \/>\nxadgudubta ammaankiisa,<br \/>\nwaxaa kaloo u sheegeen in uu<br \/>\nbalanqaad rasmi ah uu ka heysto<br \/>\ndhinaca Madaxweynaha<br \/>\nDowladda Federalka ee Somaliya,<br \/>\nlaakiin uu waxaasi oo dhan ku<br \/>\nqancin Sheekh Xasan Daahir.<\/p>\n<p>Waxa Uu Kaloo<br \/>\nsheegay in qorshihiisu uu ahaa,<br \/>\nkolkii uu isaga soo baxaayay<br \/>\nDegmada Baraawe, inuu tagaayo<br \/>\nMagaalada Doha ee dalka Qatar,<br \/>\nbalse aanu ahayn in loo<br \/>\nweecinaayo Magaalada<br \/>\nMuqdisho wuxuuna sheegay inuu<br \/>\nogol yahay inuu gorgortan la<br \/>\ngalo Dowladda Prof. Xasan<br \/>\nSheekh uu hogaamiyo, hase<br \/>\nahaatee haddii uu gorgortan la<br \/>\ngalaayo uu kula gali doono oo<br \/>\nkaliya Magaalada Doha Ee Qadar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wefdi maanta Ka Ambabaxay Magaalada Muqdisho oo isugu jira Siyaasiyiin, wax garad, Odayaal iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliya, ayaa waxay Sheekh Xasan Daahir Aweys kulan muddo saacado ah qaatay, ay kula qaateen Degmada Cadaado. Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa wuxuu cadeeyay inaanu dooneyn inuu taggo Magaalada Muqdisho, iyadoo sida uu ku andacooday aanu qorshaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15942","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15942","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15942"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15942\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15965,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15942\/revisions\/15965"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15942"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15942"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15942"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}