{"id":15919,"date":"2013-06-27T00:33:00","date_gmt":"2013-06-26T21:33:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15919"},"modified":"2013-06-27T05:49:52","modified_gmt":"2013-06-27T02:49:52","slug":"15919","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15919\/","title":{"rendered":"Munaasabad Xaraga Looga Jarayey Xarunta Boostada Oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Xaruntii Boostada ee<br \/>\nmagaalada Muqdisho Ayaa Maanta Markale Xaraga Laga Jaray Taasi oo 22kii<br \/>\nsano ee lasoo dhaafay xirney.<\/p>\n<p>Xaruntan Boostada ayaa waxaa dayactir<br \/>\nlagu waday bilihii lasoo dhaafay<br \/>\nwaxaana maanta si rasmi ah<br \/>\nxariga uga jaray Ibraahim Isaaq Yarow Oo Ah Wasiir Kuxigeenka Warfaafinta,<br \/>\nBoostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Munaasabada Xaraga Looga Jaray Xubnihii ka hadlay<br \/>\nayaa waxaa<br \/>\nkamid ahaa Agaasimaha Xarunta<br \/>\nBoostada Abukar Maxamed oo<br \/>\nshacabka Soomaaliyeed ugu<br \/>\nbaaqay in ay markale ka faa\u2019iideystaan adeegyada<br \/>\nBoostada Isla markaana ay<br \/>\n200 Qofood Ay iska diiwaangeliyeen<br \/>\nxarunta si ay u furtaan<br \/>\nkhasnadaha boostada loogu soo hagaajin karo sida uu<br \/>\nsheegay Wasiir kuxigeenka<br \/>\nIbraahim Isaaq Yarow.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Ibrahim ayaa sheegay<br \/>\nin guul weyn Ay u tahay wasaaradooda iyo xukuumada<br \/>\nSoomaaliyeed inay markale dib u<br \/>\nfuraan boostadii Soomaaliya<br \/>\nisagoona sheegay in waxqabadka<br \/>\nxarunta ay sii balaarin doonaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaruntii Boostada ee magaalada Muqdisho Ayaa Maanta Markale Xaraga Laga Jaray Taasi oo 22kii sano ee lasoo dhaafay xirney. Xaruntan Boostada ayaa waxaa dayactir lagu waday bilihii lasoo dhaafay waxaana maanta si rasmi ah xariga uga jaray Ibraahim Isaaq Yarow Oo Ah Wasiir Kuxigeenka Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya. Munaasabada Xaraga Looga Jaray Xubnihii ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15919","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15919","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15919"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15919\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15933,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15919\/revisions\/15933"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15919"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15919"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15919"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}