{"id":15918,"date":"2013-06-26T23:59:35","date_gmt":"2013-06-26T20:59:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15918"},"modified":"2013-06-27T05:58:56","modified_gmt":"2013-06-27T02:58:56","slug":"15918","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15918\/","title":{"rendered":"&#8220;Xasan Sh.&#8221; Aad Beynu Kaga Mahad Naqeynaa Midowga Yurub, Dadaalkooda Rajada Weyn Nagu Abuurtay."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliya oo<br \/>\nmaanta kulan la qaatay Nick<br \/>\nWestcott &#8220;Daawo Sawirada&#8221;<\/p>\n<p>Xasan Sheekh Max&#8217;uud Oo Ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda<br \/>\nFederaalka Soomaaliya Ayaa<br \/>\nmaanta xafiiskiisa ku qaabilay<br \/>\nAgaasimaha Guud ee<br \/>\nMidowga Yurub Mr Nick Westcott<br \/>\niyo Safiirka Midowga Yurub<br \/>\nMichelle Cervone kalana hadlay<br \/>\nshirka Brussels lagu qaban doono 16ka September 2013 iyo<br \/>\nsidii loo xoojin lahaa xiriirka Soomaaliya Iyo Midowga Yurub.<\/p>\n<p>Kadib Kulanka ayey labada mas\u2019uul<br \/>\nshir jaraa\u2019id ku wada qabteen Xafiiska Madaxtooyada oo ay<br \/>\nshaaciyeen in shirka Brussels uu<br \/>\ndhici doono 16ka September<br \/>\n2013 loogana hadli doono sidii<br \/>\nloo taageeri lahaa Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mudane Xasan Sheekh<br \/>\nMaxamud ayaa Midowga Yurub<br \/>\nuga mahadceliyey dadaalkooda<br \/>\niyo go\u2019aankooda ah inay Xafiiskii<br \/>\nMidowga Yurub ay dib uga<br \/>\nfurayaan dalka gudihiisa,<br \/>\nsheegeyna inay shacabka<br \/>\nSoomaaliyeed muhuum u tahay<br \/>\ninay Midowga Yurub dalka<br \/>\ngudihiisa ay ka howlgalaan oo Ay Ka Furaan xafiisyadooda Waxa uuna sheegey in Dowladdu<br \/>\nay ku taageeri doonto Midowga<br \/>\nYurub sidii xafiiskaas Muqdisho<br \/>\nlooga furi lahaa.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sh.\u201c Shirka Brussels ka dhacaya 16ka<br \/>\nSeptember 2013 waa mid Dowladdu ay la hortageyso<br \/>\nqorsheyaasheeda dib-u-dhiska dalka oo ka tarjumaya baahida<br \/>\ndhammaan deegaanada<br \/>\nJamhuuriyadda Soomaaliya,<br \/>\ncaalamkuna ay maanta diyaar u<br \/>\nyihiin in la sii xoojiyo guulaha<br \/>\namniga iyo horumarka ka jira<br \/>\nSoomaaliya oo maanta mareysa<br \/>\nmarxalad ka soo kabasho iyo<br \/>\nbilow horumar waxey u<br \/>\nbaahantahay kaalmada caalamka,<br \/>\noo ma jiro dal sida Soomaaliya u<br \/>\nburburtay u burburay, mana jiro<br \/>\ndal ka soo kabtay dhibaatooyinkii<br \/>\nsoo maray oo aan caalamku ka<br \/>\nsaacidin Aad iyo aad baana uga<br \/>\nmahadcelineynaa Midowga<br \/>\nYurub dadaalkooda oo rajo weyn<br \/>\nnagu abuuraya.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii Madaxweynahu<br \/>\nwaxuu yiri in shirka cida ka<br \/>\nfaa\u2019iideysaa ay yihiin shacabka<br \/>\nSoomaaliyeed oo dhan, qorsheyaasha iyo mashaariicda<br \/>\nla horgeynaya ay yihiin kuwo<br \/>\ndalka oo dhan ku baahsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliya oo maanta kulan la qaatay Nick Westcott &#8220;Daawo Sawirada&#8221; Xasan Sheekh Max&#8217;uud Oo Ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Guud ee Midowga Yurub Mr Nick Westcott iyo Safiirka Midowga Yurub Michelle Cervone kalana hadlay shirka Brussels lagu qaban doono 16ka September 2013 iyo sidii loo xoojin lahaa xiriirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15918","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15918","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15918"}],"version-history":[{"count":9,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15918\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15939,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15918\/revisions\/15939"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15918"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15918"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15918"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}