{"id":15913,"date":"2013-07-06T03:00:04","date_gmt":"2013-07-06T00:00:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15913"},"modified":"2013-07-06T03:01:53","modified_gmt":"2013-07-06T00:01:53","slug":"falaqeynta-musuqmaasuqa-heyadaha-iyo-barnaamijka-wararka-maxud-carab-ee-radio-skyheyadda-consign","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/falaqeynta-musuqmaasuqa-heyadaha-iyo-barnaamijka-wararka-maxud-carab-ee-radio-skyheyadda-consign\/","title":{"rendered":"Falaqeynta musuqmaasuqa hey&#8217;adaha iyo barnaamijka wararka Max&#8217;ud Carab ee radio sky(Hey&#8217;adda CONSIGN)."},"content":{"rendered":"<p>Falaqeynta musuqmaasuqa hey&#8217;adaha iyo barnaamijka wararka Maxu&#8217;d carab ee radio sky(CONSIGN),ayaan kaga hadleynaa anagoo marar kalena kusoo noqondoona hey&#8217;adda consign oo falanqeeye xirsi uu yiri asal ahaan waxa uu ahaa magaca hey&#8217;addu (world consign),waxey kamid tahey hey&#8217;adaha dalka ku sugnaa tan iyo burburkii dalka,waxey gacanta ku heysaa dugsiyo isugu jira hoose iyo dhexe,waxey la sheqeysaa NGO lokal ah,sidoo kale waxey gacanta ku heysaa biilasha qoysas danyar ah,oo intooda badan agoon ah,waxey Ngo yada qaarkood u dhiseen musqulo meelo ay dad u barakaceen,iyo waxyaabo lamid ah.<\/p>\n<p>Marka aan soo qaadanayo hadalka falanqeeye xirsi waxa uu sheegey in hey&#8217;adda consign aan magacoodu sidaas aheyn ee la yiraa (world consign) waxa ay u sameysanyihiina ay tahey faafinta diinta kiristaanka,iyagoo dhaqaalaha ka hela kaniisada dalalka aduunka,ayna ku soo dabaan dadka danyarta saboolnimadu la degtey waxoogaa lacag iyo raashin ah,mana loo ogola qof walbee waa in qofka la caawinayaa heystaa caruur yaryar,si buu yiri ay ugu sahlanaato ujeedooyinka hey&#8217;adda gacantana ugu dhigaan ilmahaas,si ugu danbeyn ay ugu qanciyaan waalidiinta in ilmahooda debedda wax lagu soo baro,mar la weydiiyey ma hubtaa in hey&#8217;adda consign ay sidaas u shaqeyso ayuu falanqeeye xirsi yiri waan hubaa aniga ayeyna hada kahor iga dalbadeen in aan u shaqeeyo,waanan ka diidey,sidoo kale wuxuu yiri falanqeeye xirsi markasta hey&#8217;adda consign waxey foxka saartaa dhalinyarada,xirfadahooda ayey ku gacansiiyaan sida sports iskuulada iyo waxyaabaha ay dhalinyaradu xiiseeyaan.<\/p>\n<p>Dhanka kale falanqeeye nuur karraani ayaa yiri hey&#8217;adda consign waa hey&#8217;adda ugu macquulsan hey&#8217;adaha ka holgala dalkeena soomaaliya,hey&#8217;adda consign waxey u soo gurmatey markii abaaruhu ka dhaceen gobolada koonfure ee soomaaliya waxeyna keentey cuntooyin diyaarsan oo markiiba qofka tabartiisa soo celinaya,maamulkooduna maahan mid madmadaw leh ee waa mid la xisaabtan iyo qorshe cad leh,maahan sida hey&#8217;adaha carabta ee uu qofka ugu sareeyaa uu sameyn karo waxa uu doono ayuu yiri falanqeeye nuur karraani oo la hadlayey wariye max&#8217;ud carab.<\/p>\n<p>Anagoo marar kale falaqeyn doona s\u00edina dabagelidoona xogta hoose ee hey&#8217;adda consign aysanna jirin hey&#8217;ad ama wasaarad la socota waxa ay qabato hey&#8217;adda consign ayaan maanta intan ku ekeyneynaa.<\/p>\n<p>Hadii aad heysaan wax macluumaad iyo xog ku aadan falanqeynta musuqmaasuqa hey&#8217;adaha nagala soo xiriira email:warsom2011@gmail.com.<br \/>\nTel:0618557971 text only.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Falaqeynta musuqmaasuqa hey&#8217;adaha iyo barnaamijka wararka Maxu&#8217;d carab ee radio sky(CONSIGN),ayaan kaga hadleynaa anagoo marar kalena kusoo noqondoona hey&#8217;adda consign oo falanqeeye xirsi uu yiri asal ahaan waxa uu ahaa magaca hey&#8217;addu (world consign),waxey kamid tahey hey&#8217;adaha dalka ku sugnaa tan iyo burburkii dalka,waxey gacanta ku heysaa dugsiyo isugu jira hoose iyo dhexe,waxey la sheqeysaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15913","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15913","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15913"}],"version-history":[{"count":20,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15913\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16143,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15913\/revisions\/16143"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15913"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15913"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15913"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}