{"id":15910,"date":"2013-06-26T22:18:30","date_gmt":"2013-06-26T19:18:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15910"},"modified":"2013-06-26T22:24:26","modified_gmt":"2013-06-26T19:24:26","slug":"15910","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15910\/","title":{"rendered":"Ciidamo Kala Taabacsan Raaskambooni Iyo Kuwa Barre Hiiraale Oo Ku Dagaalamay Kismaayo, Iyo Guulo Ay Ka Kala Sheegteen Labada Dhinac."},"content":{"rendered":"<p>Dagaal u dhaxeeya Ciidamada<br \/>\nSheekh Axmed Maxamed Islaam<br \/>\n\u201cSheekh Axmed Madoobe\u201d iyo<br \/>\nkuwa Col. Barre Aadan Shire \u201cCol.<br \/>\nBarre Hiiraale\u201d, ayaa wuxuu<br \/>\ngelinkii dambe ee maanta uu ka<br \/>\ndhacay Magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa yimid markii<br \/>\nCiidamada Raaskambooni, ay<br \/>\nrasaas xoog leh oodda uga<br \/>\nqaadeen gaari Cabdi Bille ah, oo<br \/>\nay wateen Ciidamada Col. Barre<br \/>\nHiiraale, xilli ay marayeen inta u<br \/>\ndhaxeyso laamiga Aargada iyo<br \/>\nXarunta Gobolka.<\/p>\n<p>Ciidamada<br \/>\nRaaskambooni ayaa waxaa lagu<br \/>\nsheegay iyagoo doonaayay, inay<br \/>\ngaariga kala wareegaan<br \/>\nCiidamadii Col. Barre Hiiraale,<br \/>\nbalse taasi ayaan u suuroobin,<br \/>\niyadoo Ciidamada Barre Hiiraale<br \/>\nla sheegay inay difaacdaan Waxaana<br \/>\nmarkiiba soo gaaray<br \/>\nCiidamadii Barre Hiiraale oo ku<br \/>\nsoo biiray iska horimaadkaan,<br \/>\nayaa wuxuu ballaariyay iska<br \/>\nhorimaadkii fool ka foolka ahaa,<br \/>\nee ku dhex maray meel aan ka<br \/>\nfogeyn laamiga Aargada.<\/p>\n<p>Mid Ka Mid Ah Saraakisha Raaskamboni Bashiir Qamdariiran oo caawa la<br \/>\nhadlay Idaacadaha<br \/>\nMagaalada Muqdisho, ayaa<br \/>\nwuxuu beeniyay in rasaasta ay<br \/>\nhor bilaabeen Ciidamada<br \/>\nRaaskambooni, balse taasi<br \/>\nbedelkeeda ayuu sheegay in<br \/>\nCiidamada Col. Barre Hiiraale, ay<br \/>\nku soo fureyn.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Qamdariiran ayaa sheegay inay<br \/>\nbaacsadeen Ciidamadii Barre<br \/>\nHiiraale,  wuxuuna<br \/>\nsheegay inay ka dileen tiro askar<br \/>\nah, isla-markaana ay ka<br \/>\ndhaawaceyn tiro kale.<\/p>\n<p>Dhanka Kale Gaashaanle Xaashi C\/laahi<br \/>\noo ka tirsan Saraakiisha<br \/>\ntaabacsan Col. Barre Hiiraale ayaa<br \/>\nwuxuu beeniyay hadalka ka soo<br \/>\nyeeray Bashiir Qamdariiran, isla-<br \/>\nmarkaana wuxuu sheegay in<br \/>\nCiidamada Raaskambooni, ay<br \/>\ndoonayeen inay gaariga ka<br \/>\ndhacaan Ciidamadooda, hase<br \/>\nahaatee ay ku hungoobeen.<\/p>\n<p>Xaashi C\/laahi ayaa ku hadaaqay<br \/>\nin cid kastaa ay ogsoon tahay in<br \/>\nCiidamada Raaskambooni sida<br \/>\nuu yiri, ay si dulmi leh rasaasta<br \/>\nugu rideen Ciidamadooda, isla-<br \/>\nmarkaana ay iska caabiyeen,<br \/>\nayna wax yeelo u geysteen.<\/p>\n<p>Saraakiishaan ayaan si rasmi ah<br \/>\nu sheegin khasaaraha labada<br \/>\ndhinac ka soo kala gaaray<br \/>\ndagaalada galabta ku dhex<br \/>\nmaray Xarunta Gobolka Jubbada<br \/>\nHoose ee Magaalada Kismaayo Laakiin Warbaahinta reer<br \/>\nGalbeedka ayaa waxay<br \/>\ntabineysaa in dagaaladaan ay ku<br \/>\ndhinteen afar ilaa shan askari, oo<br \/>\nkala taabacsan labada dhinac Ee Ku Dagaalamay Kismaayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Sheekh Axmed Maxamed Islaam \u201cSheekh Axmed Madoobe\u201d iyo kuwa Col. Barre Aadan Shire \u201cCol. Barre Hiiraale\u201d, ayaa wuxuu gelinkii dambe ee maanta uu ka dhacay Magaalada Kismaayo. Dagaalka ayaa yimid markii Ciidamada Raaskambooni, ay rasaas xoog leh oodda uga qaadeen gaari Cabdi Bille ah, oo ay wateen Ciidamada Col. Barre Hiiraale, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15910","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15910","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15910"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15910\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15917,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15910\/revisions\/15917"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15910"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15910"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15910"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}