{"id":15887,"date":"2013-06-26T20:21:14","date_gmt":"2013-06-26T17:21:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15887"},"modified":"2013-06-26T20:44:11","modified_gmt":"2013-06-26T17:44:11","slug":"15887","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15887\/","title":{"rendered":"Maamulka Ximin Iyo Madaxda Dowlada Oo Ku Gor Gortamaya Gacan Ku Heynta Sh.Xasan Daahir Aweys."},"content":{"rendered":"<p>Enginer C\/raxmaan Cumar Cismaan (Yarisow) Afhayeenka Madaxtooyada ahna<br \/>\nLa taliyaha Madaxweynaha<br \/>\nDowladda Federalka ee Somaliya ayaa faah<br \/>\nfaahin kooban ka bixiyay isa soo<br \/>\ndhiibida Sheekh Xasan Daahir<br \/>\nAweys Wuxuuna Afhayeenka shaaca ka<br \/>\nqaaday in isa soo dhiibida<br \/>\nSheekh Xasan Daahir, ay bilow u<br \/>\ntahay soo afjarida dagaalada ka<br \/>\ndhanka ah Al Shabaab.<\/p>\n<p>Sidoo Kale wuxuu sheegay in Dowladda<br \/>\nSomaliya, ay diirada saareyso in<br \/>\ncid kasta oo Soomaali ah, oo ka<br \/>\ndhinac dagaalameysa kooxaha<br \/>\nAjaaniibta ee Somaliya ka<br \/>\ndagaalameysa, inay la hadasho,<br \/>\nlana gasho wada hadal iyo dib u<br \/>\nheshiisiin.<\/p>\n<p>C\/raxmaan Cumar<br \/>\nCismaan ayaa wuxuu ku cel<br \/>\nceliyay in qorshaha Dowladda uu<br \/>\nyahay, sidii loo suura gelin lahaa<br \/>\ndagaal dambe oo u dhaxeeya<br \/>\nSoomaalida dhexdeeda, inuusan<br \/>\nka Dhicin Dalka Waxa Uuna sheegay in hadafka<br \/>\nDowladda uu yahay dib u<br \/>\nheshiisiin iyo in laga gudbo<br \/>\ndagaalada dalka ka soconaaya wuxuuna xusay inay<br \/>\ndadaalo soconayaan.<\/p>\n<p>Afhayeenka<br \/>\nMaamulka Ximin &#038; Xeeb<br \/>\nMaxamed Cumar Hagafey, ayaa Dhanka Kale sheegay in Dowladda<br \/>\nSomaliya, ay kaalin ku lee dahay<br \/>\nwada hadalada ka soconaaya<br \/>\nMagaalada Cadaado, ee lala lee<br \/>\nyahay Sheekh Xasan Daahir<br \/>\nAweys Isagoona cadeeyay in<br \/>\nWasiirka Wasaarada<br \/>\nGaashaandhiga ee Xukuumada C\/<br \/>\nxakiin Xaaji Maxamuud Fiqi, uu si<br \/>\ntoos ah uu qeyb uga yahay, Arinta ku aadan Sheekh Xasan<br \/>\nDaahir Aweys.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Enginer C\/raxmaan Cumar Cismaan (Yarisow) Afhayeenka Madaxtooyada ahna La taliyaha Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Somaliya ayaa faah faahin kooban ka bixiyay isa soo dhiibida Sheekh Xasan Daahir Aweys Wuxuuna Afhayeenka shaaca ka qaaday in isa soo dhiibida Sheekh Xasan Daahir, ay bilow u tahay soo afjarida dagaalada ka dhanka ah Al Shabaab. Sidoo Kale wuxuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15887","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15887","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15887"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15887\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15912,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15887\/revisions\/15912"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15887"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15887"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15887"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}