{"id":15885,"date":"2013-06-26T02:13:10","date_gmt":"2013-06-25T23:13:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15885"},"modified":"2013-06-26T02:25:16","modified_gmt":"2013-06-25T23:25:16","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuud-oo-sheegey-in-minimada-soomaaliya-ay-tahey-tii-1960kii","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuud-oo-sheegey-in-minimada-soomaaliya-ay-tahey-tii-1960kii\/","title":{"rendered":"Madaxweyne xasan sheekh maxamuud oo sheegey in minimada soomaaliya ay tahey tii 1960kii."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dawlada federalka prof. Xasan sheekh maxamuud oo caawa ka hadlayey munaasabadda 26ka june oo ka dhaceysey xarunta madaxtooyada soomaaliya ayaa sheegey in dalku yahey sidii 1960kii. <\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegey in midnimada dalku ay lama taabtaan tahey ayna sii wadayaan wadahadaladii u dhaxeeyey s\/land iyo somaaliya,madaxweynaha oo jeediyey khudbad dhinacyo badan taabaneysey ayaa hadalkiisu wuxuu salka ku hayey soomaaliweyn iyo iskaashi in lagu gaari karo horumar iyo barwaaqo.<\/p>\n<p>M\/weyne xasan sheekh oo hambalyo u direy umadda soomaaliyeed ayaa waxa uu ku soo beegmayaa iyadoo wadahadalo u dhaxeeyaan soomaaliya iyo s\/land gobolada la baxey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dawlada federalka prof. Xasan sheekh maxamuud oo caawa ka hadlayey munaasabadda 26ka june oo ka dhaceysey xarunta madaxtooyada soomaaliya ayaa sheegey in dalku yahey sidii 1960kii. Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegey in midnimada dalku ay lama taabtaan tahey ayna sii wadayaan wadahadaladii u dhaxeeyey s\/land iyo somaaliya,madaxweynaha oo jeediyey khudbad dhinacyo badan taabaneysey ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15885","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15885","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15885"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15885\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15890,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15885\/revisions\/15890"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15885"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15885"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15885"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}