{"id":15861,"date":"2013-06-25T00:45:24","date_gmt":"2013-06-24T21:45:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15861"},"modified":"2013-06-25T01:59:43","modified_gmt":"2013-06-24T22:59:43","slug":"15861","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15861\/","title":{"rendered":"Kadib talo soo jeedin uu bixiyey khabiir saxaafadeed Abshir Max&#8217;ed Aadan oo la magacaabey afhayeenka xukuumada soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Ridwaan xaaji c\/weli oo ah saxafi dhalinyaro ah ayaa loo magacaabey afhayeenka xukuumada soomaaliya,iyadoo qabiir xaga saxaafadda ah oo ruug cadaa saxaafadeed  ahi Abshir Max&#8217;ed Aadan uu ku taliyey in la hagaajiyo xiriirka saxaafadda iyo xukuumadda soomaaliya.<\/p>\n<p>Ridwaan xaaji c\/weli oo laftiisu ka hadley dareenkiisa iyo sida uu u arko xilka loo magacaabey ayaa sheegey in uu ku faraxsanyahey uuna si hufan oo hagaagsan u gudan doono kana codsanayo in bahweynta warbaahintu la shaqeeyaan,maadaama buu yiri aan anigu iyaga kamid ahey.<\/p>\n<p>Magacaabista shaqsi lagu yaqaan saxaafada abaalmarina dhawaan ku guuleystey ayaa kusoo beegmeysa iyadoo aaney jirin dhibaato ka dhex taagan saxaafada iyo xukuumadda uu hugaamiyo dr cabdi faarax shirdoon (SAACID) xilalka uu magacaabo r\/wasaare saacid ayaa boqolkiiba boqol ah dad qurbajoog ah,lamana garanayo waxa uu muhimada gaarka ah u siiyey qurbajoogta dalka debediisa ku nool.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ridwaan xaaji c\/weli oo ah saxafi dhalinyaro ah ayaa loo magacaabey afhayeenka xukuumada soomaaliya,iyadoo qabiir xaga saxaafadda ah oo ruug cadaa saxaafadeed ahi Abshir Max&#8217;ed Aadan uu ku taliyey in la hagaajiyo xiriirka saxaafadda iyo xukuumadda soomaaliya. Ridwaan xaaji c\/weli oo laftiisu ka hadley dareenkiisa iyo sida uu u arko xilka loo magacaabey ayaa sheegey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15861","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15861","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15861"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15861\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15873,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15861\/revisions\/15873"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15861"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15861"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15861"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}