{"id":15859,"date":"2013-06-25T00:15:00","date_gmt":"2013-06-24T21:15:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15859"},"modified":"2013-06-25T02:52:27","modified_gmt":"2013-06-24T23:52:27","slug":"15859","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15859\/","title":{"rendered":"R\/wasaare cabdi faarax shirdoon oo tababar usoo xirey askar dalka gudihiisa lagu tababarey."},"content":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha xukuumada soomaaliya cabdi faarax shirdoon oo uu la socdo wasiirka gaashaandhiga c\/xakiin fiqi ayaa maanta usoo xirey askar dhameysatey tababar xagga ciidamada qalabka sida,askartan oo tiradooda lagu sheegey kun askeri ayaa lagu tababarey dalka gudihiisa xerada xalane.<\/p>\n<p>R\/wasaaraha iyo wasirka gashandhiga ayaa labaduba tilmaamey sida ay ugu hanweynyihiin askar dalka gudihiisa tababar ku qaatey,isla markaana u sheegey in ay daafacaan xasiloonida dalka,ayna heli doonaan wixii xuquuq ah ee ay xukuumadu awoodo.<\/p>\n<p>Xiritaanka tababarkan ayaa imanaya iyadoo hore loo arki jirey askar lagu soo tababarey dalalka soomaaliya deriska la ah sida ithiopia,kenya,iyo ugandha kuwaas oo aan bulshadu ku kalsooneyn una arkeen kuwo la mid ah askarta ajnebiga ah ee dalka ku sugan,iyadoo waqtigan taas laga kaaftoomey lagana gudbey mar hadii kun askeri wajigii hore ay kasoo baxeen dugsiga tababarka xalane oo ah meel caan ku ah tababarista askarta qaranka soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha xukuumada soomaaliya cabdi faarax shirdoon oo uu la socdo wasiirka gaashaandhiga c\/xakiin fiqi ayaa maanta usoo xirey askar dhameysatey tababar xagga ciidamada qalabka sida,askartan oo tiradooda lagu sheegey kun askeri ayaa lagu tababarey dalka gudihiisa xerada xalane. R\/wasaaraha iyo wasirka gashandhiga ayaa labaduba tilmaamey sida ay ugu hanweynyihiin askar dalka gudihiisa tababar ku qaatey,isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15859","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15859","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15859"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15859\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15878,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15859\/revisions\/15878"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15859"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15859"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15859"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}