{"id":15846,"date":"2013-06-24T21:13:15","date_gmt":"2013-06-24T18:13:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15846"},"modified":"2013-06-24T22:13:06","modified_gmt":"2013-06-24T19:13:06","slug":"15846","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/15846\/","title":{"rendered":"Allaha u naxariistee waxaa dalka debediisa ku geeryoodey Boqor cabdillaahi Boqor muuse(king kong)."},"content":{"rendered":"<p>Allaha U Naxariistee Waxaa La<br \/>\nXaqiijiyay Geeri naxdin leh oo ku<br \/>\ntimid (Boqor C\/llahi Boqol Muuse) Oo Ahaa Wasiirkii Wasaarada<br \/>\nGaashaandhiga ee Xukuumadii<br \/>\nRaa&#8217;isal Wasaare Cali Khaliif Galeyr, ee Dowladdii C\/qaasim<br \/>\nSalaad Xasan.<\/p>\n<p>C\/laahi Boqor Muuse ayaa<br \/>\nwuxuu saacado kahor uu ku<br \/>\ngeeriyooday dalka Finland, kadib<br \/>\nmarkii toddobaadyadii la soo<br \/>\ndhaafay, uu yaalay isbitaal ku<br \/>\nyaala dalkaasi.<br \/>\nWararka ayaa waxay sheegayaan<br \/>\nin Boqor C\/laahi Boqor Muuse uu<br \/>\ndhiigga maskaxda xirmay, taasoo<br \/>\ndhalisay inay xaalad adag soo<br \/>\nwajahday xaaladiisii<br \/>\ncaafimaadeed, isla-markaana<br \/>\nwuxuu galay xaalad koomo ah Oo Aad U Adkeyd In Uu Noolaado.<\/p>\n<p>C\/llaahi Boqor Muuse Allaha u naxariistee<br \/>\nayaa wuxuu ahaa Siyaasi<br \/>\nahna Oday Dhaqameed, iyadoo<br \/>\nuu dadaal weyn ka geystay sidii<br \/>\nxaalada Somaliya loo qaboojin<br \/>\nlahaa, xilligii dagaalada sokeeye wuxuuna hormuud ka<br \/>\nahaa gogoshii ay Dowladda<br \/>\nJabuuti dadka Somaliyeed u<br \/>\ndhigtay Magaalada Carta, laguna<br \/>\nsoo dhisay Dowladdii uu<br \/>\nhogaankeedu lahaa Dr. C\/qaasim<br \/>\nSalaad Xasan.<\/p>\n<p>Dowladdii Dhexe ee Kacaanka,<br \/>\nayaa waxay marar kala duwan ay<br \/>\nxabsiyada dhigtay Boqor C\/laahi<br \/>\nBoqor Muuse, iyadoo dib xabsiga<br \/>\nlooga soo sii daayay, markii uu<br \/>\naabihii geeriyooday sanadkii<br \/>\n1987-kii.<br \/>\nIsla sanadkaasi ayaa waxaa loo<br \/>\ncaleemo saaray C\/laahi Boqor<br \/>\nMuuse, Boqorka Beelweynta<br \/>\nDaarood, laakiin 1998-kii ayuu<br \/>\nxilka Boqornimo ku wareejiyay<br \/>\nwalaalkii ka weynaa ee Boqor<br \/>\nMaxamuud Boqor Muuse, oo<br \/>\ngeeriyooday sanadkii 2006-dii,<br \/>\niyadoo uu isla sanadkaas uu dib<br \/>\nula wareegay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allaha U Naxariistee Waxaa La Xaqiijiyay Geeri naxdin leh oo ku timid (Boqor C\/llahi Boqol Muuse) Oo Ahaa Wasiirkii Wasaarada Gaashaandhiga ee Xukuumadii Raa&#8217;isal Wasaare Cali Khaliif Galeyr, ee Dowladdii C\/qaasim Salaad Xasan. C\/laahi Boqor Muuse ayaa wuxuu saacado kahor uu ku geeriyooday dalka Finland, kadib markii toddobaadyadii la soo dhaafay, uu yaalay isbitaal ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15846","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15846","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15846"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15846\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15854,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15846\/revisions\/15854"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15846"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15846"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15846"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}