{"id":15841,"date":"2013-06-23T23:48:54","date_gmt":"2013-06-23T20:48:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15841"},"modified":"2013-06-24T02:47:49","modified_gmt":"2013-06-23T23:47:49","slug":"dugsiga-sare-ee-degmada-afgooye-oo-ka-cabanaya-ciidanka-nabadsugidda-qaranka-mudo-halsano-ah-uu-saldhig-u-ahaa-iskuulkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/dugsiga-sare-ee-degmada-afgooye-oo-ka-cabanaya-ciidanka-nabadsugidda-qaranka-mudo-halsano-ah-uu-saldhig-u-ahaa-iskuulkaasi\/","title":{"rendered":"Dugsiga sare ee degmada afgooye oo ka cabanaya ciidanka nabadsugidda qaranka mudo halsano ah uu saldhig u ahaa iskuulkaasi."},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka nabadsugida qaranka ayaa muddo hal sano ah heysta dugsigii sare ee degmada afgooye ayaa waxaa cabasho ba&#8217;an ka muujinaya maamulka iskuulkaas iyo waalidiinta ardeydii iskuulka wax ka baranjirtey.<\/p>\n<p>Ciidanka nabadsugida qaranka oo ah ciidanka ugu adaabta iyo anshaxa wanaagsan ayaan la garaneyn waxa sababey in hal sano ay debedda ka joogaan iskuulki ay wax ku baranjireen,waxaana jirey sidan oo kale muran ka jirey gurigii shaqaalaha oo ay ku muransanyihiin ciidamada nabadsugidda iyo gudiga xiriirka guud ee ururada shaqaalaha,iyadoon la ogeyn waxa lagu dhameeyey balse waxaa wax lala yaabo ah in ciidamada nabadsugidu u bareeraan in ay degaan meel tacliinta ay ku bartaan in ku dhaw kun ardey,maamulaha iskuulkaasi oo lagu magacaabo ismaaciil sheekh maxamed ayaa isaga oo warbaahinta la hadlayey yiri ardeydi iskuulkan wax ka baranjirey waxaa laga yaabaa in heysashada iskuulkooda ay fursad u siiso in ay abuuraan xasilooni darro iyo khal khal gelin amniga dalka waxaanan ka codsaneynaa taliyaha ciidanka nabadsugidda gen.bashiir gobbe iyo wasaarada adeega bulshada in cabashadeena ay wax ka qabtaan loona baneeyo dugsiga sare ee afgooye.<\/p>\n<p>Cabashadan ayaa imaneysa iyadoo dhawaan m\/weynaha dalka prof.xasan sheekh iyo wasiirada adeega bulshada drs maryan qaasim axmed ay soo gabangabeeyeen shir looga hadlayey sare u qaadida tacliinta dalkeena soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka nabadsugida qaranka ayaa muddo hal sano ah heysta dugsigii sare ee degmada afgooye ayaa waxaa cabasho ba&#8217;an ka muujinaya maamulka iskuulkaas iyo waalidiinta ardeydii iskuulka wax ka baranjirtey. Ciidanka nabadsugida qaranka oo ah ciidanka ugu adaabta iyo anshaxa wanaagsan ayaan la garaneyn waxa sababey in hal sano ay debedda ka joogaan iskuulki ay wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15841","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15841","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15841"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15841\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15850,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15841\/revisions\/15850"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15841"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15841"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15841"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}