{"id":15819,"date":"2013-06-23T01:29:16","date_gmt":"2013-06-22T22:29:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15819"},"modified":"2013-06-23T01:37:47","modified_gmt":"2013-06-22T22:37:47","slug":"afhayeenka-barlamaanka-prof-maxd-sheekh-cismaan-jawaari-oo-xubnaha-barlamaanka-u-sheegey-in-ay-u-diyaargaroobaan-hirgelinta-nidaamka-xisbiyada-badan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/afhayeenka-barlamaanka-prof-maxd-sheekh-cismaan-jawaari-oo-xubnaha-barlamaanka-u-sheegey-in-ay-u-diyaargaroobaan-hirgelinta-nidaamka-xisbiyada-badan\/","title":{"rendered":"Afhayeenka barlamaanka prof. Max&#8217;d sheekh cismaan jawaari oo xubnaha barlamaanka u sheegey in ay u diyaargaroobaan hirgelinta nidaamka xisbiyada badan."},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha barlamaanka maxamed shekh cismaan jawaari ayaa maanta u sheegey xubnaha barlamaanka soomaaliya in ay u diyaargaroobaan hirgelinta nidaamka xisbiyada badan si buu yiri dalku u helo madax cusub oo bulshada kasoo dhex baxda.<\/p>\n<p>Prof.jawaari ayaa sidoo kale sheegey in xildhibaanki wax ka sheega madaxda dawlada isagoon u heynin wax cadeyn ah uu waayayo xasaanadiisa dacwadna lagu soo oogi doono,iyadoo hadalkan loo arko mid hoos u dhigaya hadalada hawada leysu mariyo marka shaqsi ama group xubnaha barlamaanku ay aragtidooda cabirayaan si ay uga hortagaan wax soo socda ama socda qaladaadkoodana bulshada loo ifinayo.<\/p>\n<p>Hadalkan afhayeenka baarlamaanka ayaa imanaya iyadoo mar hore la filayey in la gudagalo nidaamka xisbiyada badan,isla markaana la sameeyo xeerka xisbiyada badan,si loo helo xisbiyo ku tartama codka bulshada dadkana u soo bandhiga fekerkooda siyaasadeed iyo hugaamintooda dalka waxaana la doonayaa in sadex sano kadib ay dalka ka dhacaan doorashooyin iyo tartan xaga xisbiyada ah hadii alle idmo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha barlamaanka maxamed shekh cismaan jawaari ayaa maanta u sheegey xubnaha barlamaanka soomaaliya in ay u diyaargaroobaan hirgelinta nidaamka xisbiyada badan si buu yiri dalku u helo madax cusub oo bulshada kasoo dhex baxda. Prof.jawaari ayaa sidoo kale sheegey in xildhibaanki wax ka sheega madaxda dawlada isagoon u heynin wax cadeyn ah uu waayayo xasaanadiisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15819","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15819","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15819"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15819\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15833,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15819\/revisions\/15833"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15819"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15819"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15819"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}