{"id":15817,"date":"2013-06-22T23:24:17","date_gmt":"2013-06-22T20:24:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15817"},"modified":"2013-06-22T23:44:48","modified_gmt":"2013-06-22T20:44:48","slug":"dhalinyaro-shaqo-doon-ah-kana-soojeeda-gobolada-la-baxey-sland-oo-muqdisho-kusoo-qulqulaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/dhalinyaro-shaqo-doon-ah-kana-soojeeda-gobolada-la-baxey-sland-oo-muqdisho-kusoo-qulqulaya\/","title":{"rendered":"Dhalinyaro shaqo doon ah kana soojeeda gobolada la baxey s\/land oo muqdisho kusoo qulqulaya."},"content":{"rendered":"<p>Dhalinyaro kasoo jeeda gobalada waqooyi ee la baxey somaliland oo muqdisho kusoo qulqulaya iyagoo shaqo doon ah,waxaana la arkayaa iyagoo koox koox u kireystey guryo filooyin loogu talo galey qoysas,dhalinyaradan ayaa qaarkood u sii gudbaan meelo kale sida dalka turkiga oo isagana laga sii gudbo.<\/p>\n<p>Dhalinyaradan ayaa hadii ay helaan fursado shaqo ku negaan kara muqdisho iyo koonfurta soomaaliya waxeyna qeyb ka qaadan kartaa najaxa wadahadalada hada u socda dawlada federalka iyo maamulka s\/land,hase yeeshee madaxda dawlada federalku kuma baraarugsana fursadaha muqdisho yaala oo hadii maanta laga faa&#8217;iideysto aan waxbadani uga baxeyn.<\/p>\n<p>Dhalinyaradan kasoo jeeda gobolada waqooyi ayaa maanta hadii mudnaan lasiiyo iyo shaqooyin waxey keeni kartaa in ay guryo iyo hanti ma guurto ah ku yeeshaan,soona jiidaan boqolaal kale,hadiise loo raaco ereyada siyaasiyiinta sheegey in ay soomaaliya ka go&#8217;een waxey keeni kartaa in ay sii fogaato,waxeyna qaar kamid ah xisbiyada s\/kajira fahamsanyihiin kana digeen dhalinyarada shaqo la&#8217;aantu ku dhacdey oo soomaaliya u shaqategey in ay bedeli karaan falsafada ay madaxda s\/land ku hugaamiyaan shacabka reer waqooyiga soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhalinyarada shaqodoonka ah ee kasoo jeeda gobolada waqooyi ayaa kusoo badanaya koonfurta soomaaliya iyadoo ay socdaan wadahadalo u dhaxeeya s\/land iyo somaliya,lana guda galey todobaadka xoriyadda beenta ah ee la yiri 1960kii ayey somaliya xornimo qaadatey taas oo aheyd mid dadka intiisa badani iska niyeysteen balse aan aheyn mid dhab ah,sababtoo ah mar hadii gumeystihii uu kaa saacidayo baahiyo farabadan ay lamid tahey isagoo weli jooga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhalinyaro kasoo jeeda gobalada waqooyi ee la baxey somaliland oo muqdisho kusoo qulqulaya iyagoo shaqo doon ah,waxaana la arkayaa iyagoo koox koox u kireystey guryo filooyin loogu talo galey qoysas,dhalinyaradan ayaa qaarkood u sii gudbaan meelo kale sida dalka turkiga oo isagana laga sii gudbo. Dhalinyaradan ayaa hadii ay helaan fursado shaqo ku negaan kara [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15817","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15817","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15817"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15817\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15822,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15817\/revisions\/15822"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15817"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15817"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15817"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}