{"id":15804,"date":"2013-06-22T21:38:49","date_gmt":"2013-06-22T18:38:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=15804"},"modified":"2013-06-23T00:32:54","modified_gmt":"2013-06-22T21:32:54","slug":"dawlada-france-oo-sheegtey-in-ay-ka-barbar-dagaalami-doonto-inta-kasoo-horjeeda-xarakada-alshabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/06\/dawlada-france-oo-sheegtey-in-ay-ka-barbar-dagaalami-doonto-inta-kasoo-horjeeda-xarakada-alshabaab\/","title":{"rendered":"Dawlada france oo sheegtey in ay ka barbar dagaalami doonto inta kasoo horjeeda xarakada alshabaab."},"content":{"rendered":"<p>Dawlda faransiiska ayaa warsaxaafadeed ay maanta soo saartey ku sheegtey in ay cambaareyneyso qaraxii dhawaan ay ku qaadeen dagaalyahano ka mid ah xarakada alshabaab,kaas oo sababey dhimasho,dhaawac,iyo burbur hantiyeed.<\/p>\n<p>Dawladda france oo kal hore dagaal iskeed ah ku qaadey degmada qoryooley ayna kala kulantey khasaare dhimasho halki ay islahaayeen wax badbaadiya,ayaa maanta cadeysey in ay ka barbar dagaalamayaan inta kasoo horjeeda dagaalyahanada alshabaab,sidoo kalena ay dawlada federalka siineyso taageero dhinac walba ah,oo xaga hubka saadka iyo saanada ciidamada ah.<\/p>\n<p>Dawlada faransiiska ayaa tan iyo burburki dawladi dhexe si sharci darro ah hawlgalo uga fulineysey gudaha dalka soomaaliya,hase yeeshee waxey u muuqataa in ay bedeshey siyaasadeedi guracneyd waxeyna hada isku tiirineysaa ururka ay ku jirto ee midawga yurub,hadalkan ay maanta soo saarteyna wuxuu laabta u qaboojineysaa siyaasada midawga yurub ay kula dhaqmeyso dalka soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawlda faransiiska ayaa warsaxaafadeed ay maanta soo saartey ku sheegtey in ay cambaareyneyso qaraxii dhawaan ay ku qaadeen dagaalyahano ka mid ah xarakada alshabaab,kaas oo sababey dhimasho,dhaawac,iyo burbur hantiyeed. Dawladda france oo kal hore dagaal iskeed ah ku qaadey degmada qoryooley ayna kala kulantey khasaare dhimasho halki ay islahaayeen wax badbaadiya,ayaa maanta cadeysey in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-15804","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15804","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15804"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15804\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15827,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15804\/revisions\/15827"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15804"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15804"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15804"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}